Xalwo Galbeed

Call Directions Website Contact the business

Xalwo Galbeed XALWO GALBEED waa foorno firfircoon hal-abuurna leh oo bixisa adeegyada dhammaan macmacaaneed oo xarunteedu tahay Muqdisho Soomaaliya. ARAGTIDEENA.
(2)

Ku saabsan XALWO GALBEED

XALWO GALBEED waxaa la aasaasay 9th February 2022 waxaana aasaasay hal shaqsi oo ah Zakariye Galbeed Yuusuf. XALWO GALBEED waa xulashada ugu weyn ee alaabta tayada leh Waxaad ka heli doontaa dhammaan raashinka, waxyaabaha lagama maarmaanka u ah guriga, qalabka elektaroonigga ah, alaabta carruurtu ku ciyaarto iyo qaar kaloo badan oo aad ku tiirsan tahay. "XALWO GALBEED waxay ku dadaalaysaa inay noqoto suuqa ugu horreeya ee dukaamada gobolka"

HIMILKEENA

"XALWO GALBEED waxay buuxin doontaa aragtideeda iyadoo siinaysa macaamiisheeda khibrad wax iibsiga oo heer sare ah,oo tayo leh, oo leh nooc ganacsi oo kala duwan, la awoodi karo iyo mid Sumad aan ku salaysanayn

XALWO GALBEED – Buskud Fiyoore oo tayo sare lehWaxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux ba...
27/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Fiyoore oo tayo sare leh
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux badan loogu talagalay Supermarket-yada, Dukaamada, iyo Aroosyada/Xafladaha.

📦 Dalabka ugu yar:
• Supermarket-yada → 1,000 pcs
• Retail (dukaano yaryar) → 500 pcs
• Aroosyada & Xafladaha → 250 pcs

💰 Qiimaha gaarka ah:
• Supermarket-yada → 130 Ksh / pcs
• Retail → 150 Ksh / pcs
• Aroosyada & Xafladaha → 170 Ksh / pcs

✨ Faa’iidooyinka:
• Mar walba waa fresh & caraf udgoon
• Diyaarinta waxay qaadataa ugu yaraan 3 maalmood, si loo hubiyo tayo iyo dhadhan gaar ah
• Xirmo nadiif ah oo leh sumad “XALWO GALBEED”
• U qalma in lagu iibiyo Supermarket-yo waaweyn
• Ku habboon hadiyad iyo qaybinta aroosyada & xafladaha
• Dhadhan gaar ah oo soo jiidasho leh

📞 Dalbo maanta si aad u hesho adeeg degdeg ah iyo gaarsiin fudud!

⸻













XALWO GALBEED – Buskud Dhadheer oo tayo sare lehWaxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux b...
26/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Dhadheer oo tayo sare leh
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno buskudkayaga si qurux badan loogu talagalay Supermarket-yada, Dukaamada, iyo Aroosyada/Xafladaha.

📦 Dalabka ugu yar:
• Supermarket-yada → 1,000 pcs
• Retail (dukaano yaryar) → 500 pcs
• Aroosyada & Xafladaha → 250 pcs

💰 Qiimaha gaarka ah:
• Supermarket-yada →130 Ksh / pcs
• Retail → 150 Ksh / pcs
• Aroosyada & Xafladaha → 170 Ksh / pcs

✨ Faa’iidooyinka:
• Mar walba waa fresh & caraf udgoon
• Diyaarinta waxay qaadataa ugu yaraan 3 maalmood, si loo hubiyo tayo iyo dhadhan gaar ah
• Xirmo nadiif ah oo leh sumad “XALWO GALBEED”
• U qalma in lagu iibiyo Supermarket-yo waaweyn
• Ku habboon hadiyad iyo qaybinta aroosyada & xafladaha
• Dhadhan gaar ah oo soo jiidasho leh

📞 Dalbo maanta si aad u hesho adeeg degdeg ah iyo gaarsiin fudud!

📞0714447893




















XALWO GALBEED – Buskud Kasta oo Aad Jeceshahay, Hal Meel ka hel! 🍪✨XALWO GALBEED waxay kuu keentay shanta nooc ee ugu ma...
25/11/2025

XALWO GALBEED – Buskud Kasta oo Aad Jeceshahay, Hal Meel ka hel! 🍪✨

XALWO GALBEED waxay kuu keentay shanta nooc ee ugu macaan ee buskudka Soomaalida — dhadhan, nadaafad, iyo naqshad casri ah isku jirta.

🟢 Noocyada aan bixino:
• 🍪 Buskud KAKA – Buskud saliid ah oo fudud, xilliga shaqada ama nastada kaa dhiga mid firfircoon!
• 🍩 Buskud Dhadheer – Macaan jilicsan oo udgoon, waqti kasta u fiican
• 🔵 Warwareeg – Wareeg dhadhan leh oo farxad dhanka afka kaa geliya
• ⭐ Fiyoore – Naq iyo dareen isku jira, xitaa caruurta wey jecel yihiin
• 🟡 Sawiib – Dhadhan xasilloon oo had iyo jeer kuu diyaar ah
• ❤️ Love – Buskudka dareenka lagu muujiyo, gaar ah & qiiro leh

🛍️ Dhammaan buskudkayagu waxa ay ku jiraan caagado nadiif ah, summadeysan, qurux badan, kana wanaagsan bacaha caadiga ah – Caafimaad + Bilic!

📦 Qiimaha: Laga bilaabo 200 Ksh
📍 Nairobi & dhowaan online ahaan uga dalbo meel kasta!

Address

Dadaab

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252613742313

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalwo Galbeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xalwo Galbeed:

Shortcuts

Share