nuur seybar

nuur seybar boi

27/03/2025

Caawa oo ay tahay 27-ka Ramadaan, waa habeen ka mid ah habeenada ugu rajada badan Laylatul Qadriga.

Inaalilaahi waa Inaa ilayhi Raajicuun Alle ha u naxariistee shil gaadhi oo ka Dhacay Kantaroolka Bari ee Magaalada Gabil...
25/03/2025

Inaalilaahi waa Inaa ilayhi Raajicuun Alle ha u naxariistee shil gaadhi oo ka Dhacay Kantaroolka Bari ee Magaalada Gabiley ayaa waxa ku geeriyooday Laba Qof Oo kala ahaa Dirawalkii Gaadhiga Vitiz ah iyo Gabadh la socotay.
Shilkan ayaa Sababay Ka dib markii ay isku Dhaceen Gaadhi Wayn Oo Nooca Xamuulka Qaada ah ee u kala goosha Somaliland iyo Ethiopia iyo Gaadhi Vitiz ah.
Saxafi Abdirahman Bulshaawi.

12/02/2024

Axl . Asxpta aan caawinoi hooyadeena mcn hdaa wax
U awoodin xita an uwada duceynoi waa hooyo wax dhashay waa dareemi kartaa xanuunka Alle ha u furadsado wiil keeda

Yaa siin laheed cabdi xaafid iyo diini
12/02/2024

Yaa siin laheed cabdi xaafid iyo diini

Adresse

Maclin Digriyow
Mougins

Téléphone

+252619487250

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque nuur seybar publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager