Hal abuur shacayb cabdilaahi

Call Directions

Hal abuur shacayb cabdilaahi Sifo

14/08/2023

Dareenkeeda ayaa duni iyo hanti igu filan✍️❤

Iska daayey cashaqHa icandhoonCashaq jacayl kaba🤔Jacaylka waxaan ka xidhay buuga aan marnaba go ayn🤐
13/08/2023

Iska daayey cashaq
Ha icandhoon
Cashaq jacayl kaba🤔
Jacaylka waxaan ka xidhay
buuga aan marnaba go ayn🤐

Waxaan u baahanahay Inaan 4 shay👎✍️❤
13/08/2023

Waxaan u baahanahay
Inaan 4 shay👎✍️❤

> Ruxan xushay waa xariir > qalbiga xarun ban ka siiyey> xiskaygu wuxuu tabaa> weedhiyo eraydeeda suuban > xusuus taadan...
12/08/2023

> Ruxan xushay waa xariir
> qalbiga xarun ban ka siiyey
> xiskaygu wuxuu tabaa
> weedhiyo eraydeeda suuban
> xusuus taadan la noolahay
> xuman ani iima quudho
> xariir weeyaan ud goon badanee
> dhamaan xididada wadnaha
> dhamaan sidayasha dhiiga
> waxaan ku xar dhay quluubta
> xarafka 《f》 magceeda bilan
> waxan xayirad ka saaray
> dhamaan xasidkiyo nacaybka
> xumiyo uma quudho xaasid
> xubigu wuu siyaada
> xageegana k**a ahaado
> waxay ithy aduun

Maanzadii waxay ithy aduun

● misa jawhar luulkiyo ●  dheeman dahab la zoo jaray ● jeenigaaga i dhiib● jannadii aduunkiyo ● beeraha  jacaylka ah●  f...
11/08/2023

● misa jawhar luulkiyo
● dheeman dahab la zoo jaray
● jeenigaaga i dhiib
● jannadii aduunkiyo
● beeraha jacaylka ah
● farxad igula zoo joog
● markay ku arkaan indhuhu
● Eegmadaada k**a weeciyaane
● Afkuna erayada kalgacalka
● waxaan ahayn k**a ortee
● oraahdaaday dhaguhu
● u xiisaan had iyo jeere
● intaad iga maqan tuhuu qalbigu ilimaynayaa
maanzadii jacaylka❤❤❤❤🤔

~markaad idaysay ~ dayaxaan cidladii la doontay ~  bal inuu idareemo haatan~ wuxuu igu yidhi dabadeeto~ Adaa doontaye da...
11/08/2023

~markaad idaysay
~ dayaxaan cidladii la doontay
~ bal inuu idareemo haatan
~ wuxuu igu yidhi dabadeeto
~ Adaa doontaye dabaalo
~ indoor markaan la joogay
~ shibir dulayaa dabayshu
~ ilaahay dartii agtayda
~ usoo dudayoon u yeedhay
~ Dabadaan ugaagalay calaacal
~ Diihaal jamashiyo warkayga
~ waxaan la daciifayoo dhan
~ daqiiqado markuu dhagaystay
~ isdiidooyin kaan usheegay
~ wuxuu igula dardaarmay
~ inaan dulqaato caashaqa
Maazadu zawirkay fasiraysaa
Malahayga 🤔

11/08/2023
10/08/2023

●ifka edab ku joog
●Ehlul khayr la sii jaar
●adigoo ka Amusay
●Aduunyadan ku sii waar
● abidkaaba nolow
○ileen Aadami baadtoohoo
○Ayaadmad eegtoo
○ ifka laguma waaree
○ Taariikh udgoon badan
○ Aadanow bal sii reeb
Maanzadii Aduunyooy wax ireeb🤔🤔🤔

17/10/2022

𝑴𝒂𝒂𝒏𝒛𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒎𝒂𝒓𝒘𝒐

_𝐦𝐚𝐫𝐰𝐨𝐨𝐲𝐞 𝐱𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐫𝐨
_𝐡𝐚 𝐱𝐮𝐮𝐛𝐬𝐚𝐧𝐢𝐧𝐱𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚
_ 𝐱𝐢𝐬𝐤𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚
✦ 𝐱𝐮𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐧 𝐱𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐨
< 𝐡𝐚𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐱𝐚𝐛𝐳𝐢 𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐨
~ 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐝𝐢𝐢 𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚♥️♥️♥️♥️♥️

27/09/2022

Macalinkaagii
Kuugu
Wanaagsan
Waa qalinkii kugu
Dambeeyey

Address

0636203881
Jijiga

Telephone

+252636203881

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal abuur shacayb cabdilaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category