Cabdiyare Axmed page

Cabdiyare Axmed page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdiyare Axmed page, Grocers, Jigjiga, Fich.

Degmada Yaxoob ee Gobolka Erer***********************************Waxaa Maanta kusoo Gabagabawday Qiimayntii kabananetka ...
14/06/2022

Degmada Yaxoob ee Gobolka Erer
***********************************
Waxaa Maanta kusoo Gabagabawday Qiimayntii kabananetka degmada ee shaqsishaqsiga ahayd oo mudo 2 cisho ah kasocotay xafiiska maamulka degmada Yaxoob ayaa galabta halkaas kusoo Gabagabawday

Maamulka Degmada YaxoobWaxaa maanta kormeer kusoo maray Qaybo kamid ah qabaleeyada Nuurada iyo buuxiso maamulka degmada ...
07/06/2022

Maamulka Degmada Yaxoob
Waxaa maanta kormeer kusoo maray Qaybo kamid ah qabaleeyada Nuurada iyo buuxiso maamulka degmada socdaalkaas oo loogu kuurgalayo habka ay usocoto barnaamijkii beeraha ee dalag iyo daryeel
Waxaa kale oo bulshada halkaas lagu siiyay wacdigalalin sidii looga faaiidaysan lahaa dhulka loona beeran lahaa

Maamulka Degmada Yaxoob ee Gobolka erer🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰Maamulka degmada yaxoob ayaa kormeer kusoo sameeyay weel biyoodk...
04/06/2022

Maamulka Degmada Yaxoob ee Gobolka erer
🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰
Maamulka degmada yaxoob ayaa kormeer kusoo sameeyay weel biyoodka degmada halkaas oo bulshada lagusiiyay sidii ay biyaha u ilaashan lahaayeen una oodan lahaayeen waxayna noo balan qaadeen inay illaashan hayaan madaama oo aan cashir kabaranay abaartii badnayd ee nasoo martay anaga oo cashir kabaranhayna biyo la'aantii

Maamulka Degmada Yaxoob Ee Gobolka Erer***********************************************maamulka degmada Yaxoob ayaa korme...
01/06/2022

Maamulka Degmada Yaxoob Ee Gobolka Erer
***********************************************
maamulka degmada Yaxoob ayaa kormeer kusoo sameeyay Qaybo kamid ah beeraha degmada ee kuyaala Laagta shiniga ujeedka kormeerka ayaa ahaa ukuurgalidda barnaamijka Dalag iyo Daryeel sidii ay Degmadu uga midha Dhalin Lahayd qorshihii uyaalay degmda Yaxoob Ee Gobolka Erar,

Masuuliyiin isugu jira heer deegaan, heer gobol iyo heer degmo ayaa soo kormeeray dhul-beereedka degmada Yaxoob ee togga...
30/05/2022

Masuuliyiin isugu jira heer deegaan, heer gobol iyo heer degmo ayaa soo kormeeray dhul-beereedka degmada Yaxoob ee togga Daakhate.

Masuuliyiintan oo uu hogaaminayey Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee gobolka Erar oo ay wehelinayeen hawl-wadeenno ka socday xafiisyadda beeraha, xoolaha ee DDS iyo maamulka degmada Yaxoob ayaa ujeedka kormeerkoodu ahaa ukuurgalidda barnaamijka Dalag iyo Daryeel ee qorshaha degmooyinka gobolka Erar, waxa ayna masuuliyiintu soo kormeereen beeraleyda dooxada Jeedallo ee degmada Yaxoob oo ka faa'iidaysta biyaha togga Daakhate oo beeray dalaga noocyadiisa kala duwan.

Khaliif Wali Maxammed, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo iyo Baddel Keenadiid Maxamed oo ka socday Xafiiska Beeraha DDS ayaa sheegay in xukuumadda iyo Xisbiga Barwaaqaba ay ka go'an tahay dhiirri-gelinta iyo taageerada beeraleyda Deegaanka goobtan beeraleyda dooxada Jeedallo laga wado shaqada mashruuc weyn oo looga faa'iidaysanayo waraabka beeraha.

TABABARKA HOGAAMINTA DHEXE &  UNUG AAS-AASIGA SHAQAALAHA EE DEGMADA YAXOOB AYAA KA FURMAY MADASHA KULAMADA EE DEGMADA YA...
27/05/2022

TABABARKA HOGAAMINTA DHEXE & UNUG AAS-AASIGA SHAQAALAHA EE DEGMADA YAXOOB AYAA KA FURMAY MADASHA KULAMADA EE DEGMADA YAXOOB EE GOBOLKA ERER.

Tababarkan oo ay kasoo qayb galeen Hogaaminta Dhexe Degmada yaxoob , Unug Aas-aasiga shaqalaha degmada yaxoob iyo hogaaminta hoose ayaa intuu socdo hogaaminta lagu siin doonaa Casharo laxidhiidha Qaab-jiheedka Siyaasadeed ee Xisbiga Barwaaqo iyo Qorshaha 10ka sano ee Xisbiga Barwaaqo wadanka ku hogaamin doono iyo cashiro kale .

Tababarkaas oo cashirada bixinayaan Xubno kamida Hogaaminta Xisbiga Barwaaqo ee Degmada Yaxoob Ayaa maal mahan kasii socon doona degmada yaxoob ee Gobolka Erer.

Maamulka Degmada Yaxoob ee Gobolka Erer*********************************************HIRGALINTA  QORSHAHA  KOR  UQAADIDA ...
14/05/2022

Maamulka Degmada Yaxoob ee Gobolka Erer
*********************************************
HIRGALINTA QORSHAHA KOR UQAADIDA WAXSOSAARKA BEERAHA EE DALAG IYO DARYEEL

Dagmada yaxoob oo waday hirgalinta qorshaha dalag iyo daryeel ayaaa Qaybo kamid ah maamulka dagmadu kasoosameeyeen wacyigalin dhanka-bulshada. Sidii loo tabcanlaha beeraha
Ayadoo ay maamulka dagmadu gaadheen qaybo kamida beeraha kuyaala Qabaleeyada buuxiso iyo Nuurada

Xafiiska beeraha degmada Yaxoob ee gobolka Erer*****************************************************Qorshaha Dalag iyo D...
08/05/2022

Xafiiska beeraha degmada Yaxoob ee gobolka Erer
*****************************************************
Qorshaha Dalag iyo Daryeel ee degmada Yaxoob
Waxaa Maanta kormeer lagu soo sameeyay Qaybo kamid ah beeraha agagaarka magaalada oo udiyaar Garaw fiican ay bulshadu kawado tabcashada beeraha oo sifiican usocoto Qodoshada beeruhu

Address

Jigjiga
Fich

Telephone

+251981110046

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiyare Axmed page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category