26/06/2024
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoygooda ku booqday Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka dalka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xamse Cabdi Barre, si uu ula qaybsado farxadda maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada dalka.
Mukhtaar Timacadde