11/12/2025
Waxa La Faraya Xubnaha Magacyadodu Shaxda Hoose Ku Xusanyihiin In Loo Magacabay Xilalka Hoos Ku Xusan.Sidaasi Daraaded Waxaa La Idin Faraya Inaad U Gudataan Waajibaadka La Idiin Idmaday Si Daacadnimo.Hufnaan Hal Abuur Ku Jirto.
Ilaahay Swt Ha Idiin Fududeyo Masuuliyada Culus Ee La Idiin Idmaday.