08/03/2025
Waxaa magaalada marqaan kusoo wajahan
Ama kusoo food leh wiigan gudihiisa solarkii 24 saac kaaso gabi Ahaan ba Aad loga faaiidaysan doono waana dhaliyaha tamarta cad ceeda ( solar project's) yado gabi Ahaan ba lasoo wado shubka laydhka Ee lo yaqaano ( MV, poles ) waa in diyaar garaw usii galan shacab waynaha Reer marqaan
Maamul, cuqaal, dhalinyaro iyo wax garadka kalaba ( gacmo wadajir bay wax ku go yan )