Guure Real State

Guure Real State Iibinta kiraynta dhulalka, iyo guryaha.

Car for sale💵Price:❓️✅️Name:Toyota lancruser ♏️Model:1994🏙Location:burco ☎️☎️Contact for more details☎️📞 0659933701  ✳️📞...
10/02/2025

Car for sale
💵Price:❓️
✅️Name:Toyota lancruser
♏️Model:1994
🏙Location:burco

☎️☎️Contact for more details☎️
📞 0659933701 ✳️
📞 0634431457 ❇️
Guure Real State Market Online🌿

13/01/2025
🚎Car for sale💵Price:❓️✅️Name:Toyota Sienta♏️Model:2007🏙Location:burco ☎️☎️Contact for more details☎️📞 0659933701  ✳️📞 06...
31/12/2024

🚎Car for sale
💵Price:❓️
✅️Name:Toyota Sienta
♏️Model:2007
🏙Location:burco

☎️☎️Contact for more details☎️
📞 0659933701 ✳️
📞 0634355124 ❇️
Guure Real State Market Online🌿

Ku soo dhowow shirkada iibinta baabuurta iyo spare parts  ee baanday motors
16/12/2024

Ku soo dhowow shirkada iibinta baabuurta iyo spare parts ee baanday motors

11/12/2024
10/12/2024
10/12/2024

Geeska Afrika isbeddelo waa weyn ayaa ku soo socda sida khubaradu saadaalinayso. Somaliland iyo Jabbuuti oo muddo badan saaxiib ku ahaa faa’iido hal dhinac ah ayaa haddda ay suuragal tahay in ay xamaamada kala qaataan.

Sidoo kale waxa suuragal ah in ay dhaqdhaaqyo ka bilowdaan deegaamada Canfarta ee waddanka Jabbuuti kuwaas oo ku dedaalaya in ay ka faa’idaystaan isbeddelada Geeska.
Jabbuuti iyo Somaliland in ay isku dhacaan waxa ugu dambaysay sannadkii 2000 xilligaas oo madaxweyne Cigaal, xidhiidhka u jaray Jabbuuti.

Sidoo kale waxa suuragal ah in Jabbuuti oo garab ka helaysa Soomaaliya ay dhaqdhaaq ka bilowday Xeebaha Galbeed ee Somaliland.
Caawa waxa xukuumadda madaxweyne Biixi, iska casilay wasiirkii Gaashaandhigga oo muddo 7 sannadood ah wasiir ahaa, islamarkaana la aaminsan yahay in madaxweyne Geelle, xilka ku ilaalin jiray.

10/12/2024
10/12/2024
For sale
09/12/2024

For sale

Address

Somaliland
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guure Real State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category