Emran Aazir

Emran Aazir Acs walal ku soo dhawaw bogeyga cusub

10/29/2025

Biryani chicken

07/08/2025

Dambiga kugu celinaya Alle ayaa ka kheyr badan camalka wanaagsan ee kugu kibrinaya.

Is-hoosaysii, toobad keen marar badan, hana ka rajo dhigin naxariistiisa.

04/07/2025

Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: Ilaahow ruuxii ku rumeeya oo ka marag kaca inaan ahay rasuulkaaga; Haddaba ka yeel inuu jeclaado la kulankaaga, u fududayso xukunkaaga, una yeel adduunyo isaga u yar. Ruuxaan ku rumayn oon marag furin inaan ahay Rasuulkiinna; Ha ka dhigin mid jecel la kulankaaga, ha u fududayn xukunkaaga, una sii badi adduunyo.
Saxiix al-Targhiib 3488

Address

La Canada Flintridge, CA

Opening Hours

9am - 5pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Emran Aazir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category