Mustafe maxamed bile

Mustafe maxamed bile Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mustafe maxamed bile, Grocers, Mustafe maxamed, Xudun.

ALLE SWT AYAA MAHAD U SUGNATAY NOO SOO SURTA GALIYAY HADAFKAYAGI IYO MIDHA DHALKII HALGANKII DHEERE EE AY SOO GALNAY MAS...
14/04/2025

ALLE SWT AYAA MAHAD U SUGNATAY NOO SOO SURTA GALIYAY HADAFKAYAGI IYO MIDHA DHALKII HALGANKII DHEERE EE AY SOO GALNAY MASUULIYIN SHACAB IYO CIIDANBA ALXM GUUL IYO GOBINIMO DHAMAN BULSHADEYDA REER SSCKHAATUMO MELKASTA OO AY KU SUGAN YIHIIN INSHA ALLAAH GUULUHU WAA ISKA DABA JOOG SOCONAYA

WAXAAN MAR LABAD MAHAD CELINAYAA DHAMAAN MADAXDA SSCKHAATUMO OO UGU HOREEYE MUDANE MADAX_WEYNE_ C/QAADIR AXMED AW_ CALI FIRDHIYE
MADAX_WAYNAHA SSC WAAD KU MAHAD_SANTAHAY DADALKA IYO JUHDIGA ADAG U WADO SHACABKAAGA IYO CIIDAMADA DIFAAC DALKA SSCKHAATUMO GUULEYSO GOOR WALBA MUDANE MADAX_WEYNE ADIGA IYO MASULIYINTAA KALLE EE KULA DADALAYSA INSHA ALLAAH

WAXAN FARIN UGU DIRAYAA DHAMAN SHACABKA REER SSCKHATUMO INAY MARKA KOWAAD ALLE MAHAD CELIYAN WAYO ALLE SWT AYAA INOO SURTA GALIYAY WAX KAASTA AH RABITENKA ALXM.
MARKA XIGTA MARKASTABA IN AAN LA HALMAAMIN DDUCADA MUJAAHIDINTII U SHIHIIDAY DALKAN IYO DADKAN EE U NAF_WAYAY QAARKODNA U NAAFOBEYN IYAGA U HIBEYAY NAFTOODI SII BULSHADA REER SSC U HELI LAHAYEEN. MADAX BANAANI IYO MAAMUL GOBOLEED BUUXA ALLE SWT HAW NAXARIISTO DHAMANTOD INTA U NAF_WEYDAY HALGANKA MIDHA DHALAY.
ALLE SWT HAW BOGA DHAYOO INTA U DHAWACANTAY. DALKA IYO DADKA.
ALLE SWT HA XIFTIYO INTA KALA KULANTAY NAFADA.

SALMULAAHI SSCKAHTUMO

28/10/2024

Kuwani waa xulka kubada cagta ee degmada xudun ee G./sool kuwaas oo tartan ugu jira koobka degmooyinka ssc khaatumo ee G./sool oo ka dhacaya magala madaxda ssc khaatumo ee lascanod
Waxaan idiin rajeynayaa guul fara badan insha allaah

25/10/2024

Alxm alle ayay mahad sugnaatay inoo shubay nimcada qaliga ah

Halkani waa duleedka magala madaxda G./sool ee ssc khaatumo halkaas oo ay ku jiifsatay hogal mahiigana kana dhacaday barwaqo aad u balan roobka kuma ee ka duledka magalada xataa magalada gudaheeda ka mahigan kaas aan gaysan wax wax yelaa Alxm alle ha inoo siyaadiyo nimcada bilaa wax yeelada salaamu

23/10/2024

C/xakiin maxamed cabdiraxman Taliye jeego

Waa shaqsi ka mida halgama yaashii ssc khaatumo kana dhaliyay guul badan qalbiyada bulshada boos weyn ku leh

Waxan kuu rajeynayaa insha allaah guulo kale oo badanb

TANI WAA DOOXADA XUDUN EE G./SOOL XUDUN.Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool kana tirsan maamulka Ssc khaatumo ee somal...
22/10/2024

TANI WAA DOOXADA XUDUN EE G./SOOL

XUDUN.
Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool kana tirsan maamulka Ssc khaatumo ee somalia , waana degmo leh khayraad dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.

Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Gayiga Soomaaliyeed Gaar ahaan ssc khaatumo . Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda Xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.beelaha Dega waxa kamida Reer-Darawiish iyo in yar oo soomaalida kale ah .

22/10/2024

Asc somali maxamed meel kasta oo joogto waa wllkiin mustafe waxaan idinka codsanayaa inaa page ka isoo flowers garaysaan sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaatee

Salamulaah

Address

Mustafe Maxamed
Xudun

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafe maxamed bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category