Dawshad yare

Dawshad yare AhmedNuur apdi Dawshad

06/01/2026
03/01/2026

Happy New Year!

Send a message to learn more

15/06/2025

Warbaahinta wareematada ayaa sheegtay inay Pakistan ku wargelisay Maraykanka in weerar kasta oo Nukliyeer ah oo lagu qaado Iran ay Pakistan kaga jawaabi doonto Nukliyeerka gadhka loo geliyo dooxatada

Pakistan ayaa sidoo kale ku wargelisay Faransiiska iyo Maraykanka in haddii waddan uu si toos ah u soo farageliyo dagaalka ka dhanka ah Iran iyo wareematada in militariga Pakistan uu Dagaalka la geli doono Iran uuna wax ka weerari doono reeraha wareematada ee aabigu indhaha tiray

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00

Telephone

+252636293444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawshad yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share