Cabdiwaxid maxamed

Cabdiwaxid maxamed Cabdiwaxid maxamed

14/02/2023

Kaarlo waalasoo helay๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

07/02/2023

Qomiyada somalida asalkood

05/02/2023

Af maamay kuhees babajeey

03/02/2023

Sharmaboy su'aal adakway diiyay omaar๐Ÿฅบ๐Ÿฅบ

02/02/2023

Sharma oo su'aal adak waydiiyay kaarlo๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ maxoo uu jawaaway

03/10/2022

Guul somali

03/10/2022

Muuqaalka qaraxa baladweyne & dadkii oo kala cararaya.

02/10/2022

Girindhi haye ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

02/10/2022

Taliye mahad oo wakii cadeeyay

01/10/2022

Xasansheikh iyo odawaa

01/10/2022

Girindhi waxa uukahadlay sawabta loo baxshay girindhi

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Alle ha u naxariisto Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku geeriyooday dagaa...
29/09/2022

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Alle ha u naxariisto Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka Ceelqooxle oo ka tirsan degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan. Wuxuu ahaa nabadoon geesi ah, hogaaminayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xoreynta deegaanada Gobolka Hiiraan. Waa mujaahid farriin dhaxal reeb ah u reebay dadka deegaanka, kuwaasoo diyaar u ay in ay rumeeyaan riyadiisa Gobolka Hiiraan oo argagixisada xor ka ah.

Qof kasta oo nooga shahiida dagaalka loogu jiro xoreynta deegaanka waa mujaahid baal dahab ah kaga qoran qalbiyadeena si fududna lagu ilaawi doonin.

Alle naxariistiisa janno haka waraabiyo isaga iyo dhammaan dadka nooga shahiiday dagaaladii lala galay argagixisada.

Address

Somali
Somali

Telephone

+252614466689

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiwaxid maxamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category