Idiris Abdi

Website

Idiris Abdi gacma furan ku soo dhawaada

06/07/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hoggaamiyaasha Dowlad Goboleedyada Dalka, masuuliyiin iyo marti sharaf kale ayaa magaalada Baydhaba uga qeyb galaya munaasabadda caleema-saarka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo dhawaan la doortay, kadib doorasho qof iyo cod ah oo lagu soo gabangabeeyey deegaankan.

Wabillaahi Towfiiq.

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, kaga dhawaaqay gogoshii nabadeed ee ...
06/07/2026

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, kaga dhawaaqay gogoshii nabadeed ee ka dhacday degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo lagu adkeynayay in tallaabo sharci ah laga qaado cid kasta oo hub sharci-darro ah ku dhex qaadata bulshada ama hurisa colaadaha.

Labada eedeysane ayaa la horgeynayaa hay’adaha garsoorka si sharciga loo mariyo.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa laba jibaartay howlgallada lagu sugayo amniga, xasilinta deegaannada, ka hortagga hubka sharci-darrada ah iyo falalka hurinaya colaadaha, si loo adkeeyo nabadda, wada noolaanshaha iyo kala dambeynta bulshada.

Wabillaahi Towfiiq.

04/07/2026

Agaasimahaha guud ee Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada oo ku lug leh musuqmaasuq baahsan iyo ku tagrifal awoodeed oo saameynaya deeqaha bangiga aduunka siiyo Soomaaliya.

Wabillaahi Towfiiq.

03/07/2026

Maxaa kalaheesto Birmada Xasan Sheekh iyo Mucaaradka adiga qosli doono bal iladaawo.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan um...
03/07/2026

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska, ehelka, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, oo ku geeriyooday dalka Hindiya.

Alle Subxaanahu Watacaalaa uga baryay inuu Marxuumka naxariistii janno ka waraabiyo, qabrigiisa u waasiciyo, dambigiisa dhaafo.

Wabillaahi Towfiiq.

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa booq...
03/07/2026

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa booqashada Duqa Magaalada St. Louis Park, Marwo Nadia Mohammed waxa uu ku tilmaamay mid xoojinaysa xiriirka u dhexeeya Caasimadda Muqdisho iyo St. LouisPark, isla markaana muujinaysa muhiimadda ay leedahay dhiirrigelinta iyo maamuusidda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee guulaha wax-ku-oolka ah ka gaara fagaarayaasha caalamiga ah.

Dhanka kale, Mudane Yabooh, oo ku bogaadiyay Nadia Mohamed guusha taariikhiga ah ee ay gaartay ayaa u rajeeyay inay sii xoojiso doorkeeda hoggaamineed iyo adeegga ay u hayso bulshada ay matasho.

Wabillaahi Towfiiq.

02/07/2026

Bastoolad ayuu kuqabtey wuxuuna dhacey indhahooda oo shanta ah aaway Taliyaha Nabad Sugidda Dagmadadeyniile Burcadkaas Hala sooqabto Sharafta Ciidanka Wax udhimay.

Amniga Deyniile kacan bira ayee ubaahan tahay.

Wabillaahi Towfiiq.

01/07/2026
01/07/2026

Sida lookala xusaayay xalay sanad guuradii 66 1da luulyo

28/06/2026

Ninkaan Darajo hala siiyo, gabdhahanne Waaran haloo jaro Madaama ee farha lagaleen arimaha Ciidanka Booliska hala soo xiro.

Wabillaahi Towfiiq.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idiris Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category