Asas Digital Solutions

Asas Digital Solutions We build digital platforms for Somali businesses & institutions. Custom web development and others.

18/04/2026

Maamulka dugsi ma aha wax fudud—waa masuuliyad leh caqabado badan.

Maamulaha Machadka Al-Irshaad wuxuu nala wadaagayaa sida system-ka HUFAD uga caawiyay inuu ka gudbo caqabadihii, una maamulo dugsigiisa si fudud oo nidaamsan.

🎥 Daawo sheekadiisa
📩 Fikirkaaga noogu reeb qaybta hoose

KU SOO BIIR KOOXDA ASAS DIGITAL SOLUTIONS!
10/01/2026

KU SOO BIIR KOOXDA ASAS DIGITAL SOLUTIONS!

06/01/2026

Xuffaadul Qur’an Al-Kariim waa system casri ah oo gaar u ah dugsiyada Qur’aanka, laguna maamulo dhammaan howlaha dugsiga si fudud oo hufan.

✔ Isticmaal fudud
✔ Ku isticmaal luqada aad rabtid: Somali | Arabic | English
✔ Ku shaqeeya dhammaan qalabka
✔ Ka shaqeeya meel kasta

Xuffaadul Qur’an Al-Kariim — U horseed dugsigaaga Qur’aanka horumar iyo maamul casri ah.

05/01/2026

HUFAD (Xufaadul Qur’an Al-Kariim) waa system casri ah oo loogu talagalay maamulka dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah.
📘 HUFAD wuxuu si fudud u maareeyaa: ✔ Ardayda
✔ Macallimiinta
✔ Xaadirinta & dabagalka horumarka
✔ Imtixaanada & warbixinada
✔ Maaliyadda dugsiga
🤝 Waxa uu isku xiraa maamulka, macallinka, ardayga & waalidka hal nidaam oo ammaan ah.
📱 Ku shaqeeya dhammaan qalabka
🌍 Ka shaqeeya meel kasta
🌐 Luqado badan: Somali | Arabic | English
✨ HUFAD ma aha system kaliya — waa xal dhamaystiran oo dugsigaaga Qur’aanka kor u qaadaya.
🚀 Tijaabi maanta!
📞 +252 617 231 576
🌐 www.hufaad.com
📧 [email protected]




Address

Bakaro Market, Salaam Bank
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asas Digital Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category