MR TURKI

Website

MR TURKI ku soo dhawoow Mr TURKI hadii aad dooneyso in daacadnimo lugu shaqeeyo

asc asxaawey afur Wanag San
07/03/2026

asc asxaawey afur Wanag San

Wax kasta waa  lumin kartaa balse ha lumin qiimaha naftaada 💪🫵
05/03/2026

Wax kasta waa lumin kartaa balse ha lumin qiimaha naftaada 💪🫵

isku dubnidu waxey a wood siisaa kalsonida iyo walaal nimo lkn niyad jabka iyo kalsoni dartada waxey bur burisaa farxada...
03/03/2026

isku dubnidu waxey a wood siisaa kalsonida iyo walaal nimo lkn niyad jabka iyo kalsoni dartada waxey bur burisaa farxada 👀🤝

21/02/2026
asc hawen wanagsan asxwey farxadu ma ahan mid melwaliba iska talo balse waxa kaliya lagahelaa farxadu 1 salaada 2 samirk...
12/02/2026

asc hawen wanagsan asxwey farxadu ma ahan mid melwaliba iska talo balse waxa kaliya lagahelaa farxadu 1 salaada 2 samirka 3 ducada waladiinta 4 dariska oo lailaaliyo 5 Dadka oo kaa aman helaan samey intaas ee kadibne ila arag?

Marna qofna ha eedayn noloshaada Dadka wanagsan waxey kusiiyaan farxad Dadka xun wexey kusiiyaan khibrad Dadka ugu xun w...
10/02/2026

Marna qofna ha eedayn noloshaada Dadka wanagsan waxey kusiiyaan farxad Dadka xun wexey kusiiyaan khibrad Dadka ugu xun waxey kusiiyaan Cashar Dadka ugu Fiican waxey kusiiyaan xusuus hadawa adiga 🫵 sadaxdaas qofo sifiyinkoda aan soshegey saxmiyaa mise waa qalad? jawabta waa xagiina asxaawey

waligaa hagalinin farxadada jeeb qofkale
09/02/2026

waligaa hagalinin farxadada jeeb qofkale

asc asxaawey galab wanagsan
13/01/2026

asc asxaawey galab wanagsan

Asc asxaawey Malin Wanag San kameyro wixii kusomarey
06/01/2026

Asc asxaawey Malin Wanag San kameyro wixii kusomarey

Asc asxaawey gar gaarka allaah waa mid dhow inshaa allaah
04/01/2026

Asc asxaawey gar gaarka allaah waa mid dhow inshaa allaah

Address

CEELASHA BIYAHA
Mogadishu
90002

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MR TURKI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category