SISIN MAAL

SISIN MAAL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SISIN MAAL, Grocers, daimon, Mogadishu.

12/10/2025
30/09/2025
28/09/2025
16/09/2025

Dhalinyaro Aan Is Gacan Qabano.

Magaciisu waa Cabdirasaq Maxamed, waa wiil dhalinyara oo dhawaan filaya inuu Aabe noqdo. Qoyskiisa wuxuu ka dabaraa Shaaha idiin muuqda oo uu warreejiyo waddooyinka Jigjiga. Wuxuu degan yahay Sheekh Nuur Ciise, shaaha Xaafada ayuu ku soo kariyaa, wuxuuna galin walba bixiyaa Bajaj lacag badan kaga baxdo.

Wuxuu dhalinyarada Deeganka ka codsanaya in meel la fadhiisiyo, loona furo meherad u gaar ah.

Lambarkisa waakan: 094 666 6542
Ebir: Waxaa ku qoran: Cabdirasaq Mahamed
Kaafi: Cabdi Sali, ayaa ku qoran.

Idinkaa awooda dhalinyaro inaas wiilkaas caawisan. Qof walba haduu gareeyo, waxay gaadhaysa dad badan oo caawiya.

halla dhaafin, Adiga waxba kuma yeellayso, laakin nolasha qoys ayay badalaysaa.

05/09/2025

Address

Daimon
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SISIN MAAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category