A s n tv

A s n tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from A s n tv, Grocers, Taariikhda, Mogadishu.

Moyaale xiniinyo ayay ubaahantahay
22/10/2026

Moyaale xiniinyo ayay ubaahantahay

Gudoomiye tuulo oo maamula 20 qoys Ayaa silawanaagsan uga waramilahaa tuuladiisa iyo dariskeeda marka loo eego siduu cir...
23/09/2026

Gudoomiye tuulo oo maamula 20 qoys
Ayaa silawanaagsan uga waramilahaa tuuladiisa iyo dariskeeda marka loo eego siduu ciro uga hadlay soomaalind Washington
Waxuu yidhi anigu juquraafi yaqaan ma ahi
Suudan waxuu sheegay in ay Venezuela 🇻🇪 kafogtahay
Soomalind waxuu kutilmaamay in ay aragti ahaan katirsantahay soomalia
Kooxda u ololausa soomalind waxay kubixisay dhisida sumcad iyo muuqaal
Cirana waxuu halfadhi kudumiyay waxii ay dhiseen

Siyaasiin caan ah
18/09/2026

Siyaasiin caan ah

18/09/2026
Waxaan deegaanka laga aqoon ayay wadaan dhslinyartan
02/09/2026

Waxaan deegaanka laga aqoon ayay wadaan dhslinyartan

qofbaahAn in umed mustaqbalkeeda katali ladhahooy dad masuuliin ah sooxulaan waa nasiib daro
19/08/2026

qofbaahAn in umed mustaqbalkeeda katali ladhaho
oy dad masuuliin ah sooxulaan waa nasiib daro

Waxaan komishinka usoo jeedinay in degaan kasta laga aasaaso xaafad loogu magac daro 'wadahadal qaran'- Mikikir Mendar"

"Xaafadaa waxaa laga diyaarin dhul loo qaybiyo xubnaha ergooyinka shirwaynaha ka qayb galay, hadii la awoodana waxaa looga dhisi guryo wadareed."

"Ujeedku waa in dhacdadan noqoto mid taariikhda baal dahab ah ka gasha, madamoo waxyaabaha shirkan kasoo baxa uu saamayn wayn ku yeellanayo mustaqbalda dalka."

Waxaa qorey xkldhiban Mukhtar Cali, oo kamid ah ergooyinka Soomalida ka socda.

Address

Taariikhda
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A s n tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category