13/05/2025
Haddii aadan helin jacayl dhab ah,
diiradda saar shaqo adag, helitaanka lacag, iyo ku raaxaysiga nolosha keli ahaanta!
Qofna ma dhinto isagoo keligii ah, balse dad badan baa ku silicay lamaanaha khaldan.
Noloshu waa gaaban tahay! Dooro nabadda.
La qabo xorriyaddaada oo hormari farxaddaada.Ryder honest