11/10/2026
Riwaayaddan Waxay xambaarsan tahay farriin waxbarasho iyo wacyigelin, iyadoo si qurux badan u muujinaysa xiriirka ardayda iyo macallinkooda.
📢 BAAQ KU SAABSAN DAWASHADA!
Ha moogaanina riwaayaddan cajiibka ah! 🎬😍 Waxaan dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada ku boorrinaynaa inay daawadaan muuqaalkan quruxda badan, kuna raaxaystaan hibada iyo hal-abuurka ardayda Madrasatu Daarul Hidaaya
👍 Daawada, ❤️ ka dhiibta aragtidiinna, 🔄 lana wadaaga asxaabtaada si farriintani u gaarto dad badan.
🌹 Madrasatu Daarul Hidaaya – Kobcinta aqoonta, akhlaaqda iyo hal-abuurka ardayda.
📖 Qur’aanku waa nuurka qalbiga iyo hanuunka nolosha