Bulsha kaab

Bulsha kaab Waba soo gashaye Page-ka Follow iso dheh
muhiimaddu waa Wadajirkeyna mahad sanid

26/05/2026

Nabadon Abaabul Oo Rukub Soo Yiri Degmada kaaraan

Muda xileedkii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa lagu xasuusan doonaa dhacdooyin aan si fudud qalbiyada uga bixi doonin...
26/05/2026

Muda xileedkii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa lagu xasuusan doonaa dhacdooyin aan si fudud qalbiyada uga bixi doonin, waxaana ugu xanuun badnaa 14-kii Oktobar.
Taariikhdaas waxay noqotay maalin aan ilowshiyo lahayn, qiiqeedii iyo qayladii shacabka weli hawada ayay ku jiraan.
Hoggaamiye kasta wuxuu ka tagaa raad, balse raadadka qaar waa kuwo shacabka qalbigooda ku reeba dhaawac iyo xusuus aan duugoobin.
“Qarax waa dhammaan karaa, balse xanuunka uu reebo weligiis ma dhammaado.”

Maxaad Ka Xasuusataa Xigmadihi Tariikhda Galay Ee Faaraax Gololey   Oo Ahay Ninka kaliya ee Maxamed Siyaad Ka Badiyay   ...
26/05/2026

Maxaad Ka Xasuusataa Xigmadihi Tariikhda Galay Ee Faaraax Gololey Oo Ahay Ninka kaliya ee Maxamed Siyaad Ka Badiyay Ee Gaarsiiyay Heer Siyaad barre Yiraa Wax uu wado Faarax Lama Hor istaagi Karo

Hal iyo Labo Maxaad ka Xasuusataa Hassan Abdulkhader Mudey Deeq jeesow

26/05/2026

Hassan Ali Nur Shute Duco Aad U qosol badan Bal daawo Bulsha kaab

Waxaan la yaabanahay halka uu ka baxay Geelii Soomaaliya, iyadoo maalin kasta maraakiib loogu raro Sucuudi Carabiya iyo ...
26/05/2026

Waxaan la yaabanahay halka uu ka baxay Geelii Soomaaliya, iyadoo maalin kasta maraakiib loogu raro Sucuudi Carabiya iyo dalal kale.
Haddii aan laga hortagin nabaad-guurka iyo dhimista ku socota Geela, waxaa laga cabsi qabaa in maalin uun Soomaaliya laga waayo xoolihii lagu yiqiinay.
Geelu waa astaanta dhaqankeena iyo laf-dhabarta nolosha reer miyiga. Ilaalintiisu waa masuuliyad qaran.

25/05/2026

Abwaan Abdulle Raage AUN Riwaayad Cajiib ah Xigmadeysan oo Aad u Qosol Badan
Hassan Sheikh Mohamud

25/05/2026

Dowladda Somalia Waxay Dorasho Qof iyo Cod ah Ka qaban Dontaa
Raas caseyr ilaa Raas kambooni bisha Juun

24/05/2026

Soomalia Hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

24/05/2026

Qeyradka Somalia habka loo Qeybsado.......See More

24/05/2026

Dadka Somalia ugu Xigmadda badan

23/05/2026

Al xaaji Muuse Hadalkiisu waa Xadiis✅️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsha kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share