isha dunida

isha dunida Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from isha dunida, Grocers, waabari, Mogadishu.

31/05/2025

Waxaan heegan u nahay mar waliba qabashada dalabkaga kaliya nala soo wadaag alabtada linkeda
Nakala so xiriir whatsApp nambarka meesha saran
Welcome

31/05/2025

Waxaan heegan u nahay mar waliba qabashada dalabkaga kaliya nala soo wadaag alabtada linkeda
Nakala so xiriir nambarka meesha saran
Welcome

23/05/2025

mudnaanta kowaad waa macamisheena

Waxaa jiro xad lacagteed loogu talgalay hadii aad wax ku dalbato aad free delivery helin doonto io sidoo kale xad lacagteed hadii aad gaarto aad hadiyad ku heli doontid
Soo booqo tiktok aan ku lenahay bartena

https://www.tiktok.com/?_t=ZM-8wapAuSCoej&_r=1
Nagala soo xiriir nambarkan

252612236563

14/04/2025

Haddii aad rabto in aad dalbato ama aad wax faahfaahin ah u baahan tahay, si toos ah iigu soo dir:
+252 612 236563
Aad baad u mahadsantahay, kalsoonidaadana qiime ayay naga leedahay."

03/03/2025

So dhawaw macamiishena fursadan waa fursad qaali ah si fudud ugu soo adeego dubai kaliya alaabta link no so dir
Waxii maclumaad ah naga soo xiriir 61 2236563

Waxaa nagala soo xiriirtaa halkaan61 2236563
22/02/2025

Waxaa nagala soo xiriirtaa halkaan
61 2236563

Afartan nooc ayaa ka heynaa size rabtid waa ku heynaawaa haaf  labis, gym, tawabar io bannooni aad u qaadan karto halkaa...
02/02/2025

Afartan nooc ayaa ka heynaa size rabtid waa ku heynaa
waa haaf labis, gym, tawabar io bannooni aad u qaadan karto halkaa joogtid ayaa lagu kenayaa insha allah
Halkaan nagala soo xiriir 61 2236563

02/01/2025

Waxaan discount galinay taraxadihii cusbaa 30%
Waxaan kugu keeni donaa meel waliba aad joogtid
Waxaan hishii donaa ilaa dhamaadka insha allah

Address

Waabari
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when isha dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category