Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi

  • Home
  • Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi

Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi, Grocers, .

05/08/2025

Mashaa Allah Uwaysiya

أنا لله وأنا إليه راجعون ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى Ilaaah ha u naxariisto shiiq Muxumed Shiiq xam...
26/08/2024

أنا لله وأنا إليه راجعون
ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى

Ilaaah ha u naxariisto shiiq Muxumed Shiiq xamuu cadow.

Dhammaan jamaacada shiiq xasan koofi oo uu ugu horeeyo shiiqeena jaliilka ah shiiq xasan macalin (Shiiq xasan koofi ) waxay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid shiiqeena shiiq muxumed ilaah ha u naxariisto qabriga ilaah ha u waasiciyo.

Dhammaan ehelka, qaaraabada iyo jamaacadaba Samir iyo iimaaan ilaah Haka siiyo.

Aaamin aaamin

15/08/2024

Macalin Hilowle maxaay kalimaad cajiib ah ayuu ka jeediyay shiiqayna jaliilka ah Shiikh xasan Moalim ( Shiiq xasan koofi)

15/08/2024

Xadro dikri Macaan Aabow macalin Cumar Cisman

03/08/2024
02/08/2024

Waxaa maanta deegaanka Dameerow Laga xarig jaray cusub kaaas oo ka mid noqon doona masaajidda ay Maamulaan Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi .

Masjidkaan waxaa loo waqfay ow ciise hadafow oo dhalay shiiqayna jaliilka Shiikh Maxamed Ciise.

28/07/2024

Allah ha u naxariisto macalinkeenna

أنا لله وأنا اليه راجعونAllah ha u naxariisto Moalim   oo ka mid ahaa Mucalimiinta ugu waawayn Jamaacada reer shiiq xasa...
27/07/2024

أنا لله وأنا اليه راجعون

Allah ha u naxariisto Moalim oo ka mid ahaa Mucalimiinta ugu waawayn Jamaacada reer shiiq xasan koofi oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdigsu.

Dhamaan Jamaacada oo uu horkacaayo shiiqayna shiiq xasan mucalim waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraayaan reer Mucalim maxamuud bashiir iyo ehelka Allah samir ha idiinka siiyo.

Aamin

Macalinka waxaa lagu aasi doonaa Gadiid-cadde Ceelgorof- demada Balcad Inshaa Allah

27/07/2024

جماعة الشيخ حسن معلم عمر عثمان

Jamaacada reer sheikh xasan Kofi

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaacatu Sheikh Hassan Kofi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share