Ina Çiise Nuunule

Ina Çiise Nuunule In yaroo shacbiga beerayiyo, Boqol nin mooyaane
Nimanyohow Boliis eedda, waw beretameysaane
Wax Barmoosin lagu doonayaa, baanisiyo maage

Farsama yaqaanka gacanta waa u fashisaa allow naa daay farsama yaqaanada la aantood guri qurux badan lama arkeen Somalia...
03/03/2026

Farsama yaqaanka gacanta waa u fashisaa allow naa daay farsama yaqaanada la aantood guri qurux badan lama arkeen Somalia.🇸🇴

Farxad Darteed way ilmaysay Afac xitaa heer waxay gartay ee aamini weyso lacagaha Faraha badan ee kumananka dolar ee ku ...
29/03/2025

Farxad Darteed way ilmaysay Afac xitaa heer waxay gartay ee aamini weyso lacagaha Faraha badan ee kumananka dolar ee ku socda 44k live ayaa toos u dawanaysay -

Ilaa & hada waxaa loo aruuriyey lacag ka badan $40 kun oo doolar hada waa 40 k usa ah. Ilaa hada way ku socotaa lacagta waliba sidii roob da'ayo oo kale.

Hadey shalay murugo la ilmaynaysay Afac Cawada farxad ayey la ilmaynaysaa Anfac cawada waa Taajirad heesata kumanan kun oo Dollar.

4 Milyan oo qofood inka badan ayaa xaadirtay Tahajudka 29aad ee caawa masjidul Xarameyn
29/03/2025

4 Milyan oo qofood inka badan ayaa xaadirtay Tahajudka 29aad ee caawa masjidul Xarameyn

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ina Çiise Nuunule posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category