22/02/2025
Dad waxaad arkaysaa hooyadood sida gabadh yar oo foodlay ah ula mur Maya amaba ugacan qaadaya dadna aduunka kumaba ayna Soo gaadhin oo arageeda ayey ujeel qabaan waxayna qalbiga iska leeyiin Yaa hooyadiin mar uun indhaha idiin saara. sida anoo kale.
π₯² Hooyo mcn alle swt naxariis waasiciya ah haku siiyo.π€²