18/05/2024
𝐒𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐑𝐞𝐜𝐞𝐢𝐯𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧.
MIDNIMO 🆚 BADBAADO | Somali National League.
𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐝𝐝𝐚𝐡𝐚:
1. Like saar page-ka.
2. Share Public ah ka dhig post-ga.
3. Hal Comment wax ka badan iyo Editba lama xisaabin doono.
4. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.