Soomaali Army

Soomaali Army Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Soomaali Army, Guriceel, Mogadishu.

18/10/2026

Hayeeey buur hakabe

15/10/2026

Dowlada ayaa ciidan u dirtay qardho

15/10/2026

Buurhakabe mar dhow wxaa soo gaaridoono ciidanka DFS

14/10/2026

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Muqdisho iyo Ciidamadii Mucaaradka oo Heegan Buuxa Galay

13/10/2026

Xilligaan oo ah saqdhaxe oo habenimo Waxaa irdaha laga galo Guryaha...See More

09/10/2026

Col:Abdulahi Ali Dhibil Ninkii Zaakay Hees Khawaarijta Cashirka ugu Dhigay

09/10/2026

Taliye kaafiye ahmed carab 🧔‍♂️🫲

29/09/2026

CXDS🇸🇴🥷

DEG DEG: Dagaal culus oo u dhaxeeya Melletariga Somaliya iyo Maleeshiyaad taageersan Madaxwaynihii h**e ee KGS Laftagare...
28/09/2026

DEG DEG: Dagaal culus oo u dhaxeeya Melletariga Somaliya iyo Maleeshiyaad taageersan Madaxwaynihii h**e ee KGS Laftagareen ayaa saakay ka qarxay magaalada Baydhaba.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Weerar qaraxyo ku bilowday maleeshiyaadka Laftagareen ku qaadeen magaalada, dhawaqa Hubka culus ayaa la maqlayaa ciidamada dowladda iyo kuwa Koofur galbeed ayaana la sheegay in ay difaac adag galeen.

Wixii ka soo kordha waan idiin soo gudbin doonaa I.a.

23/09/2026

Cawa iyo see...

Address

Guriceel
Mogadishu
617363144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaali Army posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share