Fiige

Fiige Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fiige, Guriceel, Mogadishu.

28/05/2026

Sheekh Maxamed Jaamac Yare Allaha Xifdiyo🤲
Ciid Wanaagsan

26/05/2026

DEG DEG: Wasiir Afwayne oo weerar afka ah ku qaaday Taliye Cusmaan Cali Hudey iyo ciidamada NISA.

Inaa Lilaahi Wa inaa ileehi Raajicuun Allha Unaxariisto Saxane Oo Kumagac Dheeraa ""Kornayl Dhagax Madow"" Oo Maanta Mii...
25/05/2026

Inaa Lilaahi Wa inaa ileehi Raajicuun Allha Unaxariisto Saxane Oo Kumagac Dheeraa ""Kornayl Dhagax Madow""
Oo Maanta Miino Kula Kacday Duleedka Raaskambooni, Samir & iimaan Ehelka & Reer Jubalndba Nin Adag Ayaa Maanta Baxay Allha Unaxariisto,

Ardayda Fasalka 8aad ee iskuulka Imaamul bukhaari primary & secondary school ayaa Qabtay xalfada ay ugu tala galeen Arda...
22/05/2026

Ardayda Fasalka 8aad ee iskuulka Imaamul bukhaari primary & secondary school ayaa Qabtay xalfada ay ugu tala galeen Ardayda Iyo Mucalimiinta Iskuulka.
Xalfada waxaa ka soo qayb galay marti sharaf kala gadisan, Waxayna kusoo bandhigeen barnaamijyo Qurux badan.

19/05/2026

Dagaal baa ka dhex qarxay rag waa ween

07/05/2026

Mw qoor qoor oo diyaar u ah inuu.....see more

07/05/2026

Taliye Cismaan Cali Hudey Oo Ku Sii Jeeda magaalada Dhuusamareeb Xilli Xiisad Iyo Buuq Ka Taagan Yihiin Caasimadda Galmudug

06/05/2026

Reer Guriceel__Ragaan Wata Waxa Qeyb ka jogan magalada Haddii Aan hadda la istaagin, berri maxay sameyn Donan

03/05/2026

Naclaa siyaasad ku taalo🙆🏻

02/05/2026

Qashinka magaalada waxa codaynaya miyuu ku jiraa?

Adigu Xisbigaan mataqaanaan ?

28/04/2026

Dhadhanka sokorta oo is badalay sidee u aragtaa adigu?

Address

Guriceel
Mogadishu
617363144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiige posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share