Ali Dugane

Ali Dugane Just an Entertainment

24/03/2024

Five important guidelines:

1. When you are alone, mind your thoughts.
2. When you are with friends, mind your tongue.
3. When you are angry, mind your temper.
4. When you are in trouble, mind your emotions.
5. When God bless's you, mind your ego.

24/03/2024

Lacag waataas Gabdhihii Hadalba kii ka macaan kasoo saartay 😂😂

30/01/2024

MID BAA LAGA SHEEGAY;
HADAAD HADASHANA WAA AF SALAX KU DHAG HADAAD AAMUSTANA WAXBAA HALAAWI😂😂

30.1.2024

Talo soojeedin furan oo kusocota Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni.Mudane Madaxweyne ASC  cimri dheer caafimaad iyo cib...
21/01/2024

Talo soojeedin furan oo kusocota
Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni.

Mudane Madaxweyne ASC cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeeynayaa
Salaan kadib Mudane waxaa soo socota Xaflada weyn ee caleema saarkaaga guusha doorashada 2 aad ee taariikhda ah waxaa a ku leenahay hambalyo.

Mudane waad lasocotaa xaalada maanta iyo damaca guracan ee kudoonayaan ineey boobaan dhul iyo bad Soomaaliyeed waxaad kaloo lasocotaa sida wada jirka ah ee shacabka Soomaaliyeed iyo DFS uga falceliyeen ugana dhiidhiyeen damaca waalan ee Abi ina Axmed. Ethiopiana waxay dooneysaa ineey sameeyso waxwalba oo kukala qeybin karto quluubaha midoobay ee Soomaaliyeed .

Anigoo halkaas kaduulaya waxaan kaa codsanayaa inaadan ogolaan in saraakiil ama madax Ethiopian ah ineey kasoo qeyb galaan xaflada caleema saarka .
waayo arintaas waxay u isticmaali doonaan waxa loo yaqaan iyagoo sawirkaas aduunyada utusi kara ineeysan Soomaalidu isku mowqif kataagneyn arinta badda Soomaaliyeed .

Mudane Adiga iyo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud wixii dhexdiina ah oo arimaha federaalka iyo dhisida dowladnimada idinku kawada hadla xafladana kucasuun laakiin Ethiopian naga ilaali .

Guuleyso .

Abukar Awale

Guddiga gurmadka fatahaadaha ee dowlad-gobaleedka Jubaland.
18/11/2023

Guddiga gurmadka fatahaadaha ee dowlad-gobaleedka Jubaland.

Ogaalkaagii yaa Buundadaan wax taray inta maamul ee soo martay Gudoomiyaha Degmada Luuq;1.Ahmed buule Gareed (Canjeex) 2...
13/11/2023

Ogaalkaagii yaa Buundadaan wax taray inta maamul ee soo martay Gudoomiyaha Degmada Luuq;
1.Ahmed buule Gareed (Canjeex) 2 times
2. Ibrahim muhumed (ibrahim giireey)
3. Abdulahi (Kureedoow)
4. Bishaar Adbikariim(Afjabeey)
5. Mohamed Hussein Osman (Ganeey)
6. Mohamed Abdullahi Gardhuub
7. Ibrahim Nor (Darba-weyne)
8. Ali Kidiye Mohamed

13/11/2023

Nabbad hadaad kusoo tukatay Alxamdullilah dheh.
Alxamdullilah
Alxamdullilah
Alxamdullilah

Ali Dugane

❣️
11/11/2023

❣️

02/11/2023

❣️❣️❣️❣️❣️XABIIBUNAA MUXAMMED ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

100 maalmood gudahood ayuu saan iska dhigay wiilkan.Fariin ureeb...
02/11/2023

100 maalmood gudahood ayuu saan iska dhigay wiilkan.
Fariin ureeb...

Address

Luuq

Telephone

+252612062023

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Dugane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share