Aarka Xirsi Garaad

Aarka Xirsi Garaad Aarka

19/03/2026

Ku guulayso Xaqal-Ciidka ramadanta !!
Guulaystaha:
1. Si sax uga jawaab suโ€™aasha
2. Like garee page-ka
3. Share garee postiga
4. Follow dheh Page ka shirkada
5. Follow dheh Page ka Tiktok ee Shirkada
tiktok.com/.com

TARTANKA Xaqal-Ciidka Ramadaanta - Ka dooro hal number
Kuna guulayso abaalmarin lacageed oo dhan $45
ka dooro - ( 5- 150 ) hal Number oo ka mida
๐…๐†: Guulaystuhu waxa uu noqonayaa qofka buuxiya dhamaan shuruudaha kor ku xuusan. Haddii hal qof ka badan ay buuxiyaan shuruudah, qofka waqti ahaan ugu so horyey ayaa guulaysana.
Ka faaiidayso Fursadan oo ah tii Sedexaad.

18/03/2026

๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐˜๐š๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฉ๐ฅ๐ฒ ๐‹๐š๐ ๐ฎ๐ฎ ๐’๐จ๐จ ๐†๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Ž๐จ ๐Š๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐จ $๐Ÿ๐ŸŽ.

๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š :
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
1- Like garee page ka
2- Follow garee page ka
3- share dheh postiga
4- Comentiga kusoqor cigaal dental clinic reply na yaan lagu soo gelin.

FG : Tartanku wuxu soconayaa 24 saacadood , waxaana guulaysanaya qofka aan reply loo soo gelin waqti ku filana haysta .

Nasiib wacan Macmiil


Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey ee DDS ayaa lagu guuleystay in lagu beero 6,550 hektar oo dhul ah, iyadoo kumannaan q...
26/02/2026

Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey ee DDS ayaa lagu guuleystay in lagu beero 6,550 hektar oo dhul ah, iyadoo kumannaan qoys oo beeraley iyo Xoolo dhaqato ah ay si toos ah uga faaโ€™iidaysanayaan.

Mashruucan waxaa gacanta ku haya Xafiiska Horumarinta Waraabka Dooxooyinka ee DDS, wuxuuna door weyn ka qaadanayaa kobcinta wax-soo-saarka iyo sugnaanta cuntada deegaanka.

Address

Laascanod
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka Xirsi Garaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category