20/11/2025
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed Igoob company wuxu Hambalyo u direysaa Dhamaan Macalimiinta Soomaliyeed xuska Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaliyeed ee 21-Ka November oo maanta ku beegan.
HAMBALYO MACALIMIINTENA.