Askari Media

Askari Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Askari Media, .

07/06/2026

: Jariiban Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa 370 askari ka qoratay degmada Jariiban ee gobolka Mudug, ciidankan ayaa lagu soo bandhigay xero ciidan oo ku taala duleedka degmada Jariiban.

Ciid Mubaarak
27/05/2026

Ciid Mubaarak

13/05/2026

Musharax Ilyaas Cali Nuur Oo Shaagey Inuusan Aqbaleynin Natiijada Doorashada

05/05/2026

Nabadoon Axmed Cali Oo Fariin Udirey Madaxweyne Hasan Sh Maxamuud

03/05/2026

Laftagareen Oo Aadan Madoobe ..see more

03/05/2026

Madaxweyne Laftagareen Oo kahadley Iscasilaadiisa

  Hal ruux ayaa ku geeriyoodey laba kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey weerar ay subaxnimadii h**e ee saaka ...
30/04/2026

Hal ruux ayaa ku geeriyoodey laba kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey weerar ay subaxnimadii h**e ee saaka saldhigga deegaanka dekedda leh ee Garacad ku qaadeen malayshiya beeleed la hayb shaqsiyaad u xirnaan falal la xiriira Burcad-badeednimo.

Ilo wareedyo dhanka amniga ah ayaa GO u xaqiijiyey in weerarkaasi uu ku dhintay hal askari oo katirsan booliska Puntland ayna ku dhaawacmeen mid kale iyo ruux katirsan kooxdii weerarka soo qaadday oo goobta ka cararay kadib markii ay ku guulaysan waayeen hirgelinta damacooda la xiriira la bixidda raggaasi.

28/04/2026

Kusoo dhowow jariiban

18kii  Saacadood Ee lasoodhaafey Waxaa Saldhiga Dhexe Ee Degmada Jariiban Kuxiran Weriyey Maxamed Xamari Page Illa Iyo H...
24/04/2026

18kii Saacadood Ee lasoodhaafey Waxaa Saldhiga Dhexe Ee Degmada Jariiban Kuxiran Weriyey Maxamed Xamari Page Illa Iyo Hadda Wax Warbixin Ah Lagama Haayo Xogtiisa

23/04/2026

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Jariiban Warqad aysoosaareen Aykutaageerayaan dowlada dhex oo Shacabka Kafalceliyeen

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Askari Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share