Abdirahmaan Aadan

Website

Abdirahmaan Aadan nagu soo biir waxay nootahay dhirigalin

26/10/2026

ciidanka damdamiska ayaa samatabixin uu sameeyay bisad 48 saac ku jirtay siliga guri

24/10/2026

hoo evisa reer woqooyow

23/10/2026

halkani waa magalada nairobi gaar ahaan waa magalada islii waxa dumay guri fooqa oo dhismihiisu socday lama hubo wali inta waxyeelada naf iyo maalba

19/10/2026
18/10/2026

waar nagadaa aanu karsane cuntade iga igaqabo

16/10/2026

waxan maanta kohor maan arag 35 oo somaliland jirtay maan arag nin yidhaahda somalia ayaan u sharaxanahay waan yaabay tana mayay inoo dabaysay nimankii dalka uu dooranay maxay doorbideen inay baalayo kastaa dalka dhextimaado

10/10/2026

kadaa ciise muusow dhagaxa hakudhufane
xeertii gacan libaa dhagaxa mid qudhaa ku filane

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciida...
28/09/2026

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidanka Lafta Gareen dacaadda u ah oo gudaha u soo galay magaalada Baydhabo iyo ciidanka kale ee dawladda Soomaaliya.

Dagaalka oo saacado socday waxa laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xataa ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone oo dagaalkan ka qayb qaatay. Ciidanka Lafta Gareen ayaa ku guulaystay in ay ka dhex dagaallamaan gudaha Baydhaba iyaga oo duullaan ka soo qaaday bannaanka magaalada oo ay ku lee yihiin fadhiisimo ciidan.

Afhayeenka maamuulka Koonfur Galbeed ayaa saxaafadda u sheegay in ay dib u riixeen kooxaha saaka soo galay Baydhabo kuwaas oo uu ku eedeeyey in ay ahaayeen argagaxiso.

Lama sheegin khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkan ka dhashay sida dhimashada, dhaawac iyo bur burka soo gaadhey dhulkii ay degganaayeen rayidka ku dhaqan magaalada Baydhabo.

23/09/2026

Qadiyadda iyo Qaranimada Somaliland haweenkeena ayay ka dhiman wayday abaalkiina alle janno haka dhigo

20/09/2026

Wasiir Cabdala Maxamed Carab oo sita boodh Calanka Somaliland ku sawiran yahay iyo Qaabki looga yeedhay Fagaraaha dalalka xubnaha ka ah Ururka Caalamiga ah ee Maareynta Musiibooyinka.

Somaliland, Taiwan iyo 11 dal oo kale ayaa Ururkan xubno ka ah.

Address

Hargiesa
Hargeisa
112233

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Aadan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category