Cadaani market

Cadaani market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadaani market, Grocers, SUUQA WAHEEN, Hargeisa.

πŸŽ‰ NASIIBKA JIMCAHA – CADANI MARKET! πŸŽπŸ’΅ Ku guulayso abaalmarin dhan $5!Qabso number u dhexeeya 1–200, nasiibkaagana tijaa...
22/10/2026

πŸŽ‰ NASIIBKA JIMCAHA – CADANI MARKET! 🎁

πŸ’΅ Ku guulayso abaalmarin dhan $5!

Qabso number u dhexeeya 1–200, nasiibkaagana tijaabi!

βœ… Shuruudaha ka qaybgalka:
1️⃣ Follow dheh page-ka Cadani Market.
2️⃣ Like saar post-kan.
3️⃣ Share garee post-kan.

➑️ Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

πŸ’» HP 820 LAPTOPβœ… Core i5βœ… RAM 8GBβœ… SSD 512GBβœ… Qiimaha: $199 πŸ’΅πŸŽ Boorso bilaash ah!πŸ›οΈ Cadaani Market – Alaab tayo leh, qii...
22/10/2026

πŸ’» HP 820 LAPTOP

βœ… Core i5
βœ… RAM 8GB
βœ… SSD 512GB
βœ… Qiimaha: $199 πŸ’΅
🎁 Boorso bilaash ah!

πŸ›οΈ Cadaani Market – Alaab tayo leh, qiimo jaban.

πŸ“² WhatsApp: 0638159028

βŒšπŸ’™ ILAALI SHAASHADDA SMARTWATCH-KAAGA! πŸ’™βŒšMa rabtaa inaad ilaaliso shaashadda saacaddaada Smartwatch-ka? πŸ€”πŸ›‘οΈ CAISLES Watc...
17/10/2026

βŒšπŸ’™ ILAALI SHAASHADDA SMARTWATCH-KAAGA! πŸ’™βŒš
Ma rabtaa inaad ilaaliso shaashadda saacaddaada Smartwatch-ka? πŸ€”
πŸ›‘οΈ CAISLES Watch Film ayaa kuu diyaar ah!
βœ… Ka ilaaliya xagashada
βœ… Muuqaal HD ah oo cad
βœ… Faraha iyo wasakhda yareeya
βœ… Adkaysi iyo tayo wanaagsan
βœ… Ku habboon Smartwatch 42mm
πŸ”₯ Ha sugin ilaa shaashaddu kaa xumaato β€” maanta ilaasho!
πŸ›’ Hadda dalbo!
πŸ“ž 0633538205

πŸŒ™ JUMCE MUBAARAK – CADAANI MARKET πŸ’™πŸ’›Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© πŸŒΏΨ§Ω„Ω„Ω‡Ω… ءلِّ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ο·Ί 🀍Maalinta Jimcaha waa maalin barakaysa...
09/10/2026

πŸŒ™ JUMCE MUBAARAK – CADAANI MARKET πŸ’™πŸ’›
Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© 🌿
Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… ءلِّ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ο·Ί 🀍
Maalinta Jimcaha waa maalin barakaysan. Aynu badinno saliga Nabigeenna Muxammad ο·Ί, ducada iyo camalka wanaagsan.
πŸ›οΈ Cadaani Market – Suuqaaga Online-ka ah!

πŸ”₯ GEEPAS HAIR STRAIGHTENER πŸ”₯πŸ’‡β€β™€οΈ Ku Qabee Tintaada Si Qurux Badan!✨ Ceramic Hair Straightener✨ Timaha si fudud u simaya✨...
26/09/2026

πŸ”₯ GEEPAS HAIR STRAIGHTENER πŸ”₯
πŸ’‡β€β™€οΈ Ku Qabee Tintaada Si Qurux Badan!
✨ Ceramic Hair Straightener
✨ Timaha si fudud u simaya
✨ Naqshad casri ah oo qurux badan
✨ Ku habboon isticmaalka guriga
πŸ’° QIIMAHA: $24 KALIYA!
πŸ“² WhatsApp: 0633538205
πŸ›οΈ Hadda dalbo!
πŸͺ Cadaani Market
🚚 Dalabkaaga si fudud u samee.

🎧 EARBUDS TAYO LA HUBO! πŸ”₯πŸ’° QIIMAHA: $17 KALIYA!βœ… Cod tayo leh oo tayo sare ahβœ… Battery waqti dheer shaqeeyaβœ… Bluetoothβœ… ...
26/09/2026

🎧 EARBUDS TAYO LA HUBO! πŸ”₯
πŸ’° QIIMAHA: $17 KALIYA!
βœ… Cod tayo leh oo tayo sare ah
βœ… Battery waqti dheer shaqeeya
βœ… Bluetooth
βœ… Ku habboon ciyaaraha & isticmaalka maalinlaha ah
βœ… Naqshad qurux badan oo casri ah
πŸ›οΈ HADDA DALBO!
πŸ“² WhatsApp: 0633538205
πŸͺ Cadaani Market
🚚 Dalab & gaarsiin waa diyaar!

πŸ›οΈ Duruuc Karisa πŸ›οΈβœ¨ Naqshado qurux badan🌟 Midabyo kala duwanπŸ’Ž Tayo wanaagsanDuruuc xarrago leh oo ku habboon munaasabad...
26/09/2026

πŸ›οΈ Duruuc Karisa πŸ›οΈ
✨ Naqshado qurux badan
🌟 Midabyo kala duwan
πŸ’Ž Tayo wanaagsan
Duruuc xarrago leh oo ku habboon munaasabadaha iyo isticmaalka maalinlaha ah. ❀️
πŸ“ž Hadda soo dalbo: 0633538205

πŸ›οΈ Duruucda Karisa β€” Kusoo Dhawaada! πŸ’™Duruuc Karisa oo qurux badan ayaa inoo yaalla! ✨🌸 Midabbo kala duwan🌸 Naqshado qur...
22/09/2026

πŸ›οΈ Duruucda Karisa β€” Kusoo Dhawaada! πŸ’™
Duruuc Karisa oo qurux badan ayaa inoo yaalla! ✨
🌸 Midabbo kala duwan
🌸 Naqshado qurux badan
🌸 Tayo wanaagsan
🌸 Ku habboon munaasabadaha iyo maalinlaha
πŸ“ Ka hel Cadaani Market
πŸ“© Nala soo xiriir si aad u dalbato.
0633538205

πŸ“± iPhone 13 Pro Max – UsedπŸ”‹ Health Battery: 85%πŸ’Ύ Storage: 256GB✨ Xaalad: Used, xaalad wanaagsanπŸ’° Qiimaha: β“πŸ“² Faahfaahin ...
21/09/2026

πŸ“± iPhone 13 Pro Max – Used
πŸ”‹ Health Battery: 85%
πŸ’Ύ Storage: 256GB
✨ Xaalad: Used, xaalad wanaagsan
πŸ’° Qiimaha: ❓
πŸ“² Faahfaahin & dalab:
WhatsApp nagala soo xidhiidh:
633538205
653538205

πŸ›οΈ Cadaani Market OnlineSoo dhowow Macmiil! 🀝Waxaan kuu haynaa adeegyo kala duwan oo online ah:🏠 Kiraynta guryahaπŸ›’ Iibin...
21/09/2026

πŸ›οΈ Cadaani Market Online
Soo dhowow Macmiil! 🀝
Waxaan kuu haynaa adeegyo kala duwan oo online ah:

🏠 Kiraynta guryaha
πŸ›’ Iibinta alaabaha cusub iyo celiska
🌳 Iibinta iyo kala iibsiga dhulalka
πŸ“± Iibinta Electronics-ka
🀝 Isku xidhka iibiyaha iyo iibsadaha
Loo shaqeeye β€’ Shaqo-doon β€’ Iibiye β€’ Iibsade
Waxaan kuu fududaynaynaa isku xidhka fursadaha saxda ah.
πŸ“² WhatsApp nagala soo xidhiidh:
633538205
653538205

Address

SUUQA WAHEEN
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadaani market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category