Bulqas media

Bulqas media Muuqlo iyo war xaqiiqa ah

Hordhac Sawirada Urur siyaasadeedka hillaac oo si balaadhan loogusoo baxay fagaaraha Magaalada BerberaBulqas mediaFollow...
25/10/2024

Hordhac Sawirada Urur siyaasadeedka hillaac oo si balaadhan loogusoo baxay fagaaraha Magaalada Berbera

Bulqas media
Following

Xildhibaanno ka tirsan Gollaha deegaanka Burco oo ay hogaaminayaan maayirkii iyo kuxigeenkii ayaa ku dhawaaqay maanta in...
25/10/2024

Xildhibaanno ka tirsan Gollaha deegaanka Burco oo ay hogaaminayaan maayirkii iyo kuxigeenkii ayaa ku dhawaaqay maanta iney si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ee Waddani..

BIG NEWS:  Muqdisho Berri waxay soo dhawaynaysaa Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Galmudug-Somalia, wuxuu kusoo xiranay...
24/10/2024

BIG NEWS: Muqdisho Berri waxay soo dhawaynaysaa Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Galmudug-Somalia, wuxuu kusoo xiranayaa Dekadda Xamar.

Qorshaha ayaa ah in masuuliyiinta Somalia iyo Turkiga ay ka qeyb galayaan salaadda Jimcaha kadib soo dhaweynta markabkaas. Ugu dambeyn wuxuu u gudbi doonaa Xeebaha Galmudug.

Galmudug shidaal ma lasoo bixi karta!

Address

Burco
Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulqas media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category