Hilaad Academy

Hilaad Academy ๐—›๐—ถ๐—ด๐—ต๐—ฒ๐—ฟ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ๐˜€, ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น, ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€, ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ผ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€.
๐—ช๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ต ๐˜„๐—ถ๐—น๐—น ๐—ฏ๐—ฒ ๐˜๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐—ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ฝ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ.

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day Three Recap ๐Ÿ”ตAlxamdulillaah, habeenkii 3aad iyo kan ugu dambeeyey ee tababarka MCH si guul leh ayuu...
06/09/2025

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day Three Recap ๐Ÿ”ต

Alxamdulillaah, habeenkii 3aad iyo kan ugu dambeeyey ee tababarka MCH si guul leh ayuu inoogu soo dhammaaday. ๐ŸŽ‰
Waxa uu ahaa habeen aqoon iyo waayo-aragnimo qiimo leh oo ay si firfircoon uga qayb qaateen dhammaan ka qaybgalayaashu. ๐Ÿ‘โœจ

Mahadsanidiin dadaalkiinna iyo joogitaanka joogtada ah. Maamulka Hilaad Academy ayaa idiinka mahadcelinaya, tababarkuna si qurux badan ayuu u dhammaaday. ๐ŸŒŸ

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day Two Recap ๐Ÿ”ตAlxamdulillaah, habeenkii 2aad ee tababarka MCH ayaa si guul iyo firfircooni leh inoogu ...
05/09/2025

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day Two Recap ๐Ÿ”ต

Alxamdulillaah, habeenkii 2aad ee tababarka MCH ayaa si guul iyo firfircooni leh inoogu soo qabsoomay. ๐ŸŽ‰
Waxa uu ahaa habeen aqoon iyo waayo-aragnimo qiimo leh oo ay si wanaagsan uga qayb qaateen ka qaybgalayaashu. ๐Ÿ‘โœจ

Mahadsanidiin dhammaan ka qaybgalayaasha, maamulka Hilaad Academy ayaana idiinka mahadcelinaya dadaalkiinna iyo joogitaanka joogtada ah.

๏ผจ๏ผฉ๏ผฌ๏ผก๏ผก๏ผค ๏ผก๏ผฃ๏ผก๏ผค๏ผฅ๏ผญ๏ผน
"๐‹๐„๐€๐‘๐ ๐„๐€๐‘๐"

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day One Recap ๐Ÿ”ตAlxamdulillaah, habeenkii 1aad ee tababarka MCH si guul leh ayuu inoogu soo dhammaaday. ...
04/09/2025

๐Ÿ”ต MCH Training โ€“ Day One Recap ๐Ÿ”ต

Alxamdulillaah, habeenkii 1aad ee tababarka MCH si guul leh ayuu inoogu soo dhammaaday. Waxa uu ahaa habeen xog iyo aqoon qiimo leh oo ay si firfircoon uga qayb galeen dhammaan ka qayb galayaasha. ๐Ÿ‘โœจ

Caawa waxa inoo bilaabmaya habeenkii 2aad ee tababarka. Waxaan ku boorinaynaa dhammaan ka qayb galayaasha in ay si wanaagsan isu soo diyaariyaan si aynu halka uga sii wadno inta inoo hadhsan. ๐Ÿ’ก๐Ÿ“š

Mahadnaq gaar ah ayaa u soo jeedineynaa dhammaan ardayda iyo ka qaybgalayaasha dadaalkooda iyo waqtigooda u huray tababarka.

๐—›๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†
๐™ป๐šŽ๐šŠ๐š›๐š— ๐™ด๐šŠ๐š›๐š—

๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—น & ๐—–๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด - ๐—›๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†๐Ÿ“… 3-5 ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ 2025 | ๐Ÿ’ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜Hilaad Academy waxay idi...
29/08/2025

๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—น & ๐—–๐—ต๐—ถ๐—น๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด - ๐—›๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†
๐Ÿ“… 3-5 ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ 2025 | ๐Ÿ’ป ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐˜ƒ๐—ถ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐— ๐—ฒ๐—ฒ๐˜

Hilaad Academy waxay idin soo qabanqaabinsay tababar gaar ah oo ku saabsan caafimaadka hooyada iyo ilmaha, kaasoo loogu talagalay in lagu xoojiyo xirfadaha shaqaalaha caafimaadka iyo bulshada.

๐…๐š๐š'๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐Š๐š-๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š:
โ€ข Hel aqoon dhab ah oo ku saabsan caafimaadka hooyada iyo ilmaha.
โ€ข Kor u qaad xirfadahaaga haddii aad tahay shaqaale caafimaad, nafaqeeye, ama arday caafimaad.
โ€ข Ka-qaybgalayaasha waxaa la siin doonaa shahaado rasmi ah oo Hilaad Academy bixiso.

๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š:
โ€ข Hudayfi Aydid, BSN โ€“ CEO & Founder, Hilaad Academy
โ€ข Hadia Ismail, Nutritionist & CHA,

๐Š๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง:
โ€ข Hooyooyinka iyo haweenka uurka leh
โ€ข Shaqaalaha caafimaadka & Nafaqeeyayaasha
โ€ข Ardayda caafimaadka
โ€ข Dhiirrigeliyaasha caafimaadka bulshada

๐Ÿ“Œ ๐‘น๐’†๐’ˆ๐’Š๐’”๐’•๐’†๐’“ ๐’๐’๐’˜ ๐’๐’ ๐‘พ๐’‰๐’‚๐’•๐’”๐‘จ๐’‘๐’‘: https://wa.me/message/DQP3GDOEKX7SE1

๐Ÿ“ข Hilaad Academy Presents: Simple Financial Planning TrainingHilaad Academy waxa ay idiin diyaarisay tababar muhiim ah o...
18/08/2025

๐Ÿ“ข Hilaad Academy Presents: Simple Financial Planning Training

Hilaad Academy waxa ay idiin diyaarisay tababar muhiim ah oo lagu baranayo โ€œSimple Financial Planningโ€, kaas oo faaโ€™iido u leh dhammaan bulshada Soomaaliyeed.

๐ŸŽ“ Trainer: Nasra Osman (MPPM & BBA)
๐Ÿ“… Taariikh: Jimce, 22 August 2025 (habeenka Sabtida soo galayso)
โฐ Waqti: 8:30 PM โ€“ 9:30 PM
๐ŸŒ Qaab: Online (Zoom Platform)

๐Ÿ”— Zoom Link:https://us05web.zoom.us/j/5969149992?pwd=XBabyZsoH3gOT3H7dwOCHrxzjmoHQC.1&omn=84815272872

Join Zoom Meeting
Meeting ID: 596 914 9992
Passcode: hilaad123

๐Ÿ’ก Waxaad ka faaโ€™iidi doontaa:
โœ… Hab fudud oo qorshe maaliyadeed lagu sameeyo
โœ… Sida loo maareeyo kharashka iyo dakhliga
โœ… Qorsheyn mustaqbal oo shaqsi iyo qoysba anfici kara

๐Ÿ‘‰ Ku biir si aad u horumariso xirfadahaaga qorsheynta maaliyadeed!
๐Ÿ”— Register & Join WhatsApp Group: https://chat.whatsapp.com/LtLLwtAeXYdEjavhxHbKh4?mode=ac_t

๐Ÿ“ข Tababar Online ah โ€“ Horumarinta NaftaadaWaxaan kugu martiqaadayaa tababar hal cisho ah oo online ah oo ku saabsan horu...
28/07/2025

๐Ÿ“ข Tababar Online ah โ€“ Horumarinta Naftaada

Waxaan kugu martiqaadayaa tababar hal cisho ah oo online ah oo ku saabsan horumarinta nafta โ€“ tababar kaa caawinaya inaad dhisto kalsoonidaada, kartidaada, iyo himiladaada.

๐Ÿ”น Mowduuca: Horumarinta Nafta (Personal Development)
๐Ÿ”น Bixiyaha: Mr. Hudayfi Aydid
Founder & CEO โ€“ Hilaad Academy
๐Ÿ”น Taariikh: Jimce, 1da August 2025
๐Ÿ”น Waqti: 9:00 fiidnimo (9:00 PM)
๐Ÿ”น Goobta: Google Meet (Online)
๐Ÿ”น Shahaado: Bilaash โ€“ Certificate Online ah

โœจ Maxaad ka faaโ€™iidi doontaa?
โ€“ Kobcinta maskaxda iyo kalsoonida
โ€“ Himilo iyo yool nololeed
โ€“ Talooyin wax ku ool ah oo lagu gaadho horumar shaqsiyeed

๐Ÿ“Œ Tirada baranaysa waa kooban tahay โ€“ isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Riix link-gan >>> https://chat.whatsapp.com/DaEa2DwoOKIEx6kS4c6Hjh?mode=ac_t

Day one: Alxamdulilah caawa waxa si toos ah inoogu bilaabmay Tababarkeeni "Leadership and management"Insha allah waxa in...
08/04/2025

Day one: Alxamdulilah caawa waxa si toos ah inoogu bilaabmay Tababarkeeni "Leadership and management"

Insha allah waxa inoo socon doona 4 cisho waxana inoo hadhsan 3 cisho sidaas haloola socdo insha allah ๐Ÿ™๐Ÿ™

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—  ๐—”๐—›๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay...
06/04/2025

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—  ๐—”๐—›
๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay Tababar lagu magacaabo "๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜"

๐Ÿ“† 8 ilaa 11 April, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐›๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง maalmaha kala ah Salaasada ilaa Jimcaha.
โฐ๏ธ ๐‘พ๐’‚๐’Œ๐’‰๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚: 9:30-10:30๐‘ท๐’Ž Habenimo
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Zoom meeting
๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeraad ah: ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿฏ-3567428
๐Ÿ“Œ ๐—œ๐˜€ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ! ๐—›๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป!

๐Ÿ“Œ Iska diwaangali hada Link-gan: https://chat.whatsapp.com/DWbZ9hMxwYe7bnJ37lzV1w

๏ผจ๏ฝ‰๏ฝŒ๏ฝ๏ฝ๏ฝ„ ๏ผก๏ฝƒ๏ฝ๏ฝ„๏ฝ…๏ฝ๏ฝ™
"๐™ป๐šŽ๐šŠ๐š›๐š— ๐š–๐š˜๐š›๐šŽ ๐™ด๐šŠ๐š›๐š— ๐š–๐š˜๐š›๐šŽ"

Asc dhamantin๐Ÿ“Œ Halkani waa groupkeena khaaska ah kaas oo aynu soo dhigi doono Short courses-ka ka baxa macadkeena Hilaad...
22/03/2025

Asc dhamantin

๐Ÿ“Œ Halkani waa groupkeena khaaska ah kaas oo aynu soo dhigi doono Short courses-ka ka baxa macadkeena Hilaad Academy.

๐Ÿ“Fadlan nagu soo biir oo kamid noqo asxabtayada

Mahadsanid๐Ÿ™
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/BshLY0pgN4oLfVhfLx848C

๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป!๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay Tab...
17/03/2025

๐Ÿ“ข ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป!
๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐ ๐€๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ qaybteeda Shortcourses oo aad uga barateen Tababaro tayo leh waxay kusoo qaban qaabisay Tababar lagu magacaabo (๐—™๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—น ๐—ผ๐—ณ ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†) kaas oo runtii faham buuxa ka siin doona sawirada caafimaadka iyo qabahooda kala duwan.

Tababarkani waxa uu si khaas ah u anfacaya Ardayda caafimadka iyo guud ahaan ardayda kale.

๐Ÿ“† 21TH March, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐›๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง maalin Jimce ๐š๐ก.
โฐ๏ธ ๐‘พ๐’‚๐’Œ๐’‰๐’•๐’Š๐’ˆ๐’‚: 4:30-5:30๐‘ท๐’Ž Galabnimo
๐Ÿ“ ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐˜๐—ฎ: Zoom meeting
๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeraad ah: ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿฏ-3567428
๐Ÿ“Œ ๐—œ๐˜€ ๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ! ๐—›๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป!

๐Ÿ“Œ Iska diwaangali hada Link-gan: https://wa.me/252657773331

๏ผจ๏ฝ‰๏ฝŒ๏ฝ๏ฝ๏ฝ„ ๏ผก๏ฝƒ๏ฝ๏ฝ„๏ฝ…๏ฝ๏ฝ™
"๐™ป๐šŽ๐šŠ๐š›๐š— ๐š–๐š˜๐š›๐šŽ ๐™ด๐šŠ๐š›๐š— ๐š–๐š˜๐š›๐šŽ"

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaad Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share