19/12/2021
Maskaxdu waa shayga ugu qalisa xubnaha ilahay inagu manaystey taas oo ubaahan inan uga faaidaysano sida ugu haboon ama ugu saxsan kahor Intanu wadku inoo iman
Tusaale iminka hadii Aad qof gaadhi
Kasoo Amanaysto ama Aad soo kiraysato waxad Aad kudedaali sidii Aad uga dhamaysan lahayd dhaman danahaaga ama bahiyahaga oo dhan sidaa darteed maskaxda ama naftu waa Amaano waxayna ubahan tahay in laga faaidaysto intan laynagala qaadin Amanada nafta
Akhris