Elme Nour

Call Contact the business

Elme Nour waxanu mada'daalinaa Shacabka somaliyeed

27/09/2026

Putin: "Falastiin waa in ay hesho dowlad madax-banaan."

27/09/2026
27/09/2026

: Madaxweyne Deni oo Dubai ka bilaabay kulamo siyaasadeed

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa halkaas ka bilaabay kulamo siyaasadeed.

Madaxweyne Deni ayaa la sheegay inuu shalay Dubai Festival City Mall kula kulmay qaar ka Ganacsatada Puntland.

Dhanka kale, Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Maxamed Baarri Shirre, ayaa maanta u duulay dalka Imaaraadka Carabta, halka uu Madaxweynaha Puntland ku sugan yahay.

Safarka Guddoomiye ku-xigeenka ayaa ku soo beegmaya xilli Madaxweyne Deni uu Dubai ka bilaabay kulamo siyaasadeed oo kala duwan.

22/09/2026

"Somaliland iyo Puntland wada hadallo ayay galeen welina waa u socdaa, in ay iska kaashadaan amniga badaha, dawlado waa weyn ayay ka wada shaqaynayaan oo wada shaqayn kala lee yihiin, si gaar ah PL waxa ay xoojineysaa amniga badeeda Garacad ilaa Laasqoray." — Lataliyesare, Maxamed Dhabancad.

06/12/2025
06/12/2025

Address

Golis Tawer
Bosaso
070755

Telephone

+252907650563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elme Nour posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Elme Nour:

Shortcuts

Share

Category