ibnu dahir

ibnu dahir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ibnu dahir, Grocers, Borama.

28/03/2023
19/03/2023

Film

19/03/2023

Afku garadle
Iyo calolkugardle
Indho kugaradle
Dhago ku garadle
Hadaba ke ugu xun
Kena ugu fican
Madamoy somalidi
Sidan isu raaxday

19/03/2023

Somalidu waa
Dhago
ku garadle
Iyo indhokugaradle

Allaah haka aqbalo  gudashada cimrada Mayarka d boorama Mxed warsame baradho O marku d boorama horomariyay ujoga xajka I...
12/01/2023

Allaah haka aqbalo gudashada cimrada
Mayarka d boorama Mxed warsame baradho
O marku d boorama horomariyay ujoga xajka
Inuu cimraysto wana wajibaad dasturiya
Wan kufaraxsananahay hadaan nahay dhalinyarta
D borama
Wxakaloon kufaraxsanhay
H markaa lataaban karo
E ad lawada socotaan
1 daraqyada .
2 saylada xolaha
3 schoolo
4 mchyo
5 xarunta d Hose
Etc
Wxaan arkayay dhalinyar
Page ku dhalilaya
Wxaan leyahay dhalinyarta
Wxaad tihiin hoganka bari
Umad Islam ahbaynu nahay
Waxanahay adal empire
Wxay nu nahay aqonyahaninta umada
Somaliyeed
Madamo la ino aqonsanyahy
Gobolkii aqoonta
Ilaaliya sharafta hogaankeena

Iyo sharafta pageyadaawdalhistory
Iyo ta gobolkena awdal

12/01/2023
12/01/2023

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ibnu dahir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category