Hage page

Hage page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hage page, Grocers, Hu, Borama.

Xil Axmed  yaaasiin migan
22/02/2026

Xil Axmed yaaasiin migan

DEGDEG: Somaliland Gacmahooga Ayay ku burburaysa Hadii Xilalka Degdeg looga Tirin Waayo nimankaas Ganacsatada noqday.Ma ...
21/02/2026

DEGDEG: Somaliland Gacmahooga Ayay ku burburaysa Hadii Xilalka Degdeg looga Tirin Waayo nimankaas Ganacsatada noqday.

Ma maanta mise waa shalay!
Maanta waliba lacagtii Abaaraha ayay bakan yihiin.
Damiir malaha, damqasho hadalkeeda daa, waa intii ugu liidatay tariikhda ee ummad horjoogayaal looga dhigay. Gunimo waynaa. Tiro dhalinyar 300 qof ayaa wax dhaawac u jiifa iyo wax dhintay noqday. Kaaga darane markay dhaawacii waxba u qaban waayeen Muqdisha u soo gurmatay oo qaaday. Dalkiibay isku fureen, xuduudahiiba la iskaga talaabayaa. Jabhado ayaa dhinac walba u socda. Awdal State maanta waa xor oo cid horjoogtaa ma jirto, bulshadan tirada raali ka noqonaysaa aad bay u kordhaysaa. Niman aan damqasho iyo damiir wixii xun diidi kara leh maaha. Dadka qaarbaa u haystay inay xal yihiin. Xal maaha, xulna haba sheegin.
Maanta hadii wax laga qaban waayo oo lasii eegto, ha is eersato bari. Marka laga reebo wasiirkaa arimaha dibada.
Dalku gacmahooga ayuu ku burburayaa hadii xilalka deg deg looga tirin waayo nimankaas Ganacsatada noqday kii u waynaa iyo kii u yaraaba.
allahayow ma taliyay

Xildhibaan Axmed yaasiin oo ka tirsan Golaha Wakiilada kana soo jeeda Gobolka Awdal Ayaa Sidan yidhi.

21/02/2026

Maxamed yuusuf bakayle haduu cawa hargysa joogo
Maxa udiidaya in uuu nimcaan hilaacna boorama is maado?

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo lagu Xusey Cup ka Ramadaanta ee Dhameeye Stadium.
21/02/2026

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo lagu Xusey Cup ka Ramadaanta ee Dhameeye Stadium.

DEG DEG.Ciidanka Policeka magaalada Boorama Ayaa Xabsiga utaxaabay Abwaan Bakaal(Nadaro)Sida ay Noosheegeen Eheladiisu X...
21/02/2026

DEG DEG.
Ciidanka Policeka magaalada Boorama Ayaa Xabsiga utaxaabay Abwaan Bakaal(Nadaro)

Sida ay Noosheegeen Eheladiisu Xadhigiisa waxaa kadambeeya Badhasaabka G Awdal.

Have page

21/02/2026

Wasiirkii Dawladaha Hoose Ee Somaliland Oo Laga Qariyey Shaqalaha Bilaa Mishaarka Ah Ee DHB.

Ayaan Daro Wayn Oo Maanta Ku Habsatay Dawladii Hoose Ee Borama Xili Uu Magalada Joogo Wasiirkii Dawladaha Hoose Ee Somaliland.

Wasiirka dawaladaha Hoose Oo Maanta Soo Gaadhay Boorama Ayaa Booqasho Ku Tagay Xaruunta Guud Ee Dawlada Hoose Ee Borama Halkaasi Oo Uu Kormeer Iyo Indho Indhayn Ku Soo Maray Qaybaha Kale Duwan Ee Ay Ka Kooban Tahay DHB.

Wasiirka Ayaa Lala Kulan Siiyey Shaqaalaha Dawlada Hoose Borama Intooda Bilaha Ku Qaata Mishaarka Ay Bixiso Dawlada Hoose Halka Wasiirka Laga Qariyey Shaqaalahii Ugu Badnaa Ee Bilaa Mishaarka Ahaa Xili Lagu Jiro Bisha Ramadaan.

Sideen ku Aamina in wasiirka biyaha awdal kasoo jeedo iyadoo wasaarada shaqaaleheega reer awdal ka haystaan 3%,halka bee...
21/02/2026

Sideen ku Aamina in wasiirka biyaha awdal kasoo jeedo iyadoo wasaarada shaqaaleheega reer awdal ka haystaan 3%,halka beesha dhexena ka haystaan 95%, others 2%.

Way yartahay isaaq Bilaa camal ah inaad aragto waayo wixiiba iyagaa qaatay halka hadabursiga aad arkayso haldoorkoodii oo shaqo la,aan hayso.

Somaliland Ayaa lawda leeyhay anigu waligay maanan aaminin,waxase layaabaa qofka aaminsan systemkan the illusion (dheel halawga ah).

21/02/2026

Hawshaa odayaasha Samaroon hoos ba loo dhamaynayaa.

Cali Xaamud Jibriil

Address

Hu
Borama
4542290A

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hage page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category