27/11/2024
La dagaalanka fakhriga iyo qabyaalada oo ay tahay in xeer laga soo saaro si bulshadu uga baxdo qaybsnaanta iyo qabyaalada dalkeena hagaasisay.
๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก, ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐๐๐,
Waxaan halkan uga hambalyaynayaa Madaxwaynaha ladoortay ee somaliland ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ H.E Dr Cabdiraxmaan Cirro oo aan shaqsi ahaan u arkayay in wakhtigan kuhabboonyahay xilka madaxwaynaha 6 loo doortay iyo madaxwayne kuxigeen ambassador Mohamed Ali aw abdi oo ah aqoonyahan wax badan siyaasada ka badali Kara.
โชShaqada ugu horeysa ee lagaa rabaa waa in aad midayso oo ilaaliso wadajirka umada SOMALILAND
โชkor uqaadista iyo tayaynta siyaasada arimaha debeda iyo inaynu toos ula macaamilno beesha caalamka oo aynu raadino sidaynu ku heli lahayn ictiraaf rasmiya
โชdhismaha iyo tayaynta dhamaan ciidamada kala duwan ee dalku leeyahay. Kor uqaadista tayada hawlgelineed ee debida iyo gudaha ee nabad sugida qaranka
โชkor uqaadista iyo casriyaynta nidaamka cadaalada iyo garsoorka dalka
โช kor uqaadista iyo dhiirigelinta waxsoosaarka beeraha bada iyo xoolaha nool. si Koboca dhaqaalaha wadanku ukoro
โช ladgaalanka fakhriga iyo qabyaalada oo ay tahay in xeer laga soo saaro si bulshadu uga baxdo qaybsnaanta iyo qabyaalada dalkeena hagaasisay
โช tayaynta iyo horumarinta arimaha bulshada iyo qoyska iyo daryeelka bulshada nugul
Runtii Madaxwayne Dr cabdirahmaan mahamed Cabdilahi waa Hogaamiye Aragti dheer leh(Visionary Leader).
Waynu u Ducaynaynaa inuu Ilaahay ku guuleeyo Hamigiisa ee Fog.
Madaxwayne waxan ku leenahay hambalyo hambalyo xilka Allah hakugu asturo.
Insha allaah ilaahay waxaan kaaga baryayaa in xilka doortay kugu asturo.
๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ฎ๐ฆ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ง
Qore : Abdisalaan Said jama