Moha France

Moha France Si aan Halkaan Saaxiib ugu noqono Follow Gareey Pagekan Mahadsnid.

25/03/2025

Laba cibaado isku hel yaa ka wanagsan?.
1 Cibadeyso oo Bisha Ramadaan waliba 10kedii dambe ku soon oo ku salaad furinta h**e ee dagaalka.
2 Ku cibadeyso in aad disho Khawaarij dhulkadii kusoo duushay.

Share dheh hadii aad ku farxsnthy jabka khawarijta..

04/03/2025

Taliyaha Policeka Degmada Moqokori iyo Furinta H**e Ee Dagaalka..

28/02/2025

Khawaarij waqtigeedi wuu dhamaaday waa Rafashadii ugu dambeysay waana cirib tireynaa idimka alle.

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabduqaadir Awbakar...
26/02/2025

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabduqaadir Awbakar (Dhagaweyne) Gudomiyaha Degmada Moqokori Maxamed Cabdi Macoow iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Mudane Mukhtaar Maxamed Janaqoow, ayaa maalintii saddexaad ku sugan furimaha h**e ee dagaalka. Wafdigan sare ayaa maanta booqday deegaannada Cadoow Gureey iyo Xaawa Gadiid, iyagoo dhiirrigelin u muujiyay ciidamada geesiyaasha ah ee difaacaya shacabka.

Ciidamada Qaranka iyo Macawiisleyda ayaa si geesinimo leh uga hortagay weerarkii Khawaarijtu kusoo qaadeen Cadoow Gureey, iyagoo cadowga gaarsiiyay jab culus. Madaxweyne ku-xigeenka, Xildhibaan Dhagaweyne, Gudoomiye Maxamed Cabdi iyo Agaasime Janaqoow ayaa bogaadiyay guulaha ay gaareen ciidamada, waxayna caddeeyeen in dagaalku sii socon doono ilaa Hirshabelle laga xoreeyo cadowga.

Wafdiga oo kulamo la yeeshay saraakiisha amniga iyo shacabka deegaanka Xaawa Gadiid, ayaa ku dhiirrigeliyay inay garab istaagaan ciidamada si loo xaqiijiyo nabad waarta. Hoggaanka Hirshabelle ayaa mar kale muujiyay sida ay uga go’an tahay in deegaannada ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan la xoreeyo dhawaan.

04/02/2025

Kooko Buule ayaa booqatay magaalada Jowhar ee Hirshabelle si ay ugu dabaaldegto guusha 1 milyan oo subscribeyaasha YouTube-ka. Xaflad farxad leh oo lagu xusay guusheeda ayay halkaas ku qabatay, iyadoo farxaddeeda la qeybsatay qoysas danyar ah. Kooko ayaa sidoo kale qoday ceel biyood si ay dadka deegaanka uga caawiso helitaanka biyo nadiif ah. Tallaabooyinkaas samafal ayaa muujinaya sida ay ugu taagan tahay taageerada bulshada.

19/12/2024

Maxkamada ayaa Dil ku xununtay Eedeysane Geedi Daahiye Ali Taas oo ah Qisaastii Marxuum Gacal Cilmi Hagar Halka Asad Cali Maxamuud lagu xukmay 3 sano oo xabsi ciidan ah iyo in uu bixiyo dhibkii uu u geystay Gaariga.

Alle ha unaxariisto walalkeey Gacal Cilmi Hagar

14/08/2024

In kabadan 30 sano ayaa labadigobayaa Saciid Aadan Xaamud oo lagu qafaashay magalda muqdisho sanadkii 1987dii.

Muqaalka share dheh si uu meel fog u gaaro.

Tabiye Cabdishakuur Cisman Cali

09/08/2024

Nimcaan Hilaac Hees Cusub Hirshabeele.
Jowhar ayaa Caawa noo shidan..

08/08/2024

Soo noleeyaha fanka somaliyeed Al-Fanaan Moha France Fankaa kuu baahan Kaliya isoo qora Bal😀

06/08/2024

DAAWO Hadal jeedinta Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Hirshabelle Mudane Yuusuf Ahmed Hagar (Dabageed) Degmada Mahadaay.

04/08/2024

Al-Fanaan Ismaciil Aarka oo maanta wacdaro ka dhigay Deegaanka Biya-Cade

Sii share Gareey Muqaalka....

04/08/2024

Hadal jeedinta maanta Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeele Mudane Yuusuf Ahmed Hagar Deeganka Biya Cadde

Address

Hiiraan
Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha France posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category