Cadde ka Cadde

Cadde ka Cadde Cadde Ka Cadde ku dhazhay barawe da'da 20 jir ku nool somalia

Degdeg:Axmed Maxamed Islaam Axmed Madobe oo markale Baarlamaanka Jubaland u doortay Madaxweynaha Jubaland
25/11/2024

Degdeg:Axmed Maxamed Islaam Axmed Madobe oo markale Baarlamaanka Jubaland u doortay Madaxweynaha Jubaland

SAWIRRO: Halsano kadib hergalintii Afka-Maayga maxaa ka dhaqan galay in iskuulada Magaalada Baydhabo lagu soo kordhiyo d...
25/11/2024

SAWIRRO: Halsano kadib hergalintii Afka-Maayga maxaa ka dhaqan galay in iskuulada Magaalada Baydhabo lagu soo kordhiyo dhigista Afkéng aayow?

11/04/2023

Jawiga caawa barawe

Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley halka 7 ...
11/03/2023

Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley halka 7 qof oo kale ku dhaawac meen.

Mala iloobi doono weerarkan laakiin waakala jabeen,Mane waa tagay iminkana Fermino ayaa lasoo warinayaa inuu xagaaga soo...
04/03/2023

Mala iloobi doono weerarkan laakiin waakala jabeen,Mane waa tagay iminkana Fermino ayaa lasoo warinayaa inuu xagaaga soo socda kooxda ka tagayo

Laakiin waa ku koob aruursadeen

62 Sedexleey ayuu Ronaldo dhaliyay waayihiisa Ciyaaraha,Durbana Sacuudiga labo ayuu ka dhaliyayWalee meeshaas goolhaye m...
04/03/2023

62 Sedexleey ayuu Ronaldo dhaliyay waayihiisa Ciyaaraha,Durbana Sacuudiga labo ayuu ka dhaliyay

Walee meeshaas goolhaye ma joogo qeybta horaba Seddex gool ayuu dhaliyay maalin h**e

Sanadkana Yaa qaadi doona Champions league kadib Sanadaha iyo sida loo kala qaaday ee kuu muuqda
04/03/2023

Sanadkana Yaa qaadi doona Champions league kadib Sanadaha iyo sida loo kala qaaday ee kuu muuqda

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Max...
04/03/2023

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee Magaalada Kismaayo.

Bal fiiri sida waqtiga Durba isu badalay,Reer Arsenal Khamiis iyo Jimco waalagu maadsanayay madaxa ayaana jabnaa kadib g...
20/02/2023

Bal fiiri sida waqtiga Durba isu badalay,Reer Arsenal Khamiis iyo Jimco waalagu maadsanayay madaxa ayaana jabnaa kadib guuldaradii City balse isbuuca iyaga ayaaba haya hogaanka

Nin Nottingham Forest ku kor kufaya shaqo Diyaar uma ahan

Kaliya 5 dhibcood ayey usoo jirsadeen Arsenal,Riyada United ee horyaalka waa NooshahayGOOL Magafe Rashford waana waalaya...
20/02/2023

Kaliya 5 dhibcood ayey usoo jirsadeen Arsenal,Riyada United ee horyaalka waa Nooshahay

GOOL Magafe Rashford waana waalayaa

RASHFORD hakuugu shuquleeyo wareer ma ahooo reer Barce,Kulahaa Xalay Bareejada Barcelona aan la soo galnay guuldaro ayey...
18/02/2023

RASHFORD hakuugu shuquleeyo wareer ma ahooo reer Barce,Kulahaa Xalay Bareejada Barcelona aan la soo galnay guuldaro ayey ila mid tahay

Micnaha lugta xigta iskudaah malahan kuwaas Camal Yacni xoog kuma soo arkin

Kooxdee ayuu ku fiicnaan lahaa,Walow La sheegay goor horaba Chelsea iney talaab u qaaday la wareegidiisa oo Sheikha ay l...
18/02/2023

Kooxdee ayuu ku fiicnaan lahaa,Walow La sheegay goor horaba Chelsea iney talaab u qaaday la wareegidiisa oo Sheikha ay la hadleen

Address

Cadde Ka Cadde
Baraawe
252

Telephone

+252618243677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadde ka Cadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category