Hanad Omar

Hanad Omar Soo dhawaadada walalayaal.

بسم الله21/November/1974 Waa malintii Loo Aqoon Saday Maalinta Macalinka Somaliyeed (teacher's day}Macalinka waa Ruuxa B...
21/11/2024

بسم الله
21/November/1974 Waa malintii Loo Aqoon Saday Maalinta Macalinka Somaliyeed (teacher's day}
Macalinka waa Ruuxa Bulsha ka saara Jahliga Una saara iftiin iyo ififaalo.

Dalkastoo hor maraa waxaa hor mariya Aqoon yahan uu soo saaray macalin.
MACALINKEENA ALLOW KAAL
MACALINKIIS ALLOW KAAL

Si gaara ayaa ugu Hambalyenayaa Macalinkeyga Abdikarim Arabow Cimri iyo Cafimaad Baan ku rajeynaa Ilaheey idinkiis.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad Omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category