Reer Run Sheeg

Reer Run Sheeg somaliya

07/05/2026

Waxaa nasiib daro ah in kusigii HUBEER uu lahaa maanta JSP iyo Shek Adan Madowe iyo Mad Galneb eey goamiyaan wiliba Beeshu usoxulaan ninkii ugu liitey ugu dulmi badnaa uguna xumaa.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo ...
11/04/2026

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed.

20/02/2026
23/01/2026

xukun walbo oo qof lagu xukumo qof baa ku qasaro halka uu qof ku faiido balse shacabka ayaa isla dhax maro hadalo badan oo an ku fiicneen labada dhinac ee qasaray ama faiiday intas waxan ula jedaa hadal badan ma fiicno af dawoolan waa dahab

degmada baydhabo gormee cadalad iman dontaa hadii xudur ey u dirtay xogahye abdifataxhalka degmada baydhabo u dirtay gad...
27/11/2025

degmada baydhabo gormee cadalad iman dontaa hadii xudur ey u dirtay xogahye abdifatax

halka degmada baydhabo u dirtay
gadomiye arimaha bulashada
adan carab

shirka ey ugu qeeb galeen nairobi kenya
runti waxan u arkaa in eey so dhaween
madama xogahaye degmada baydhabo uu sidan u shaqo la yahay qalin iyo awood ku tagri fal shaqooyinka iyo nidam darada uu ku dhaqmo duqa magalada ahana gadoomiyaha degmadda baydhabo

balse ishiis laga arkaa lagu tumaaa

dhaman siyasiinta beelweynta hubeer sida wanagsan eey ugu hoolan yihiin shaqda wanagsan eey u hayaan dawladda fadiraalka...
11/11/2025

dhaman siyasiinta beelweynta hubeer
sida wanagsan eey ugu hoolan yihiin shaqda wanagsan eey u hayaan dawladda fadiraalka iyo mamul gowaleedka kgs wad ku mahad san tihiin
shaqo wanaga iyo mid nimada isku xiraan ta waa muhiim runtii fikirka wuu kala duwaanan karaa balse tolnimda waa mid qur ah oo an dhamad lehen dhaman tiina waxa ka fikirtaa maca manta kugu dhoco baa bari owladada u noqon dono mid wanagsan iyo mid xun oo magac xun ah

qof walbo oo wanag sameyo waqtiga ayaa xusi doono

mahad sanidiin πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

06/11/2025

waa war an ka helay bal adiga side kula tahay ila dhageyso ama qoral ka aqriso mahad sanid

06/11/2025

Trump, oo ka falceliyay natiijada doorashadii Mayorka Newyork, ayaa sheegay in Magaaladu madax-bannaanidedi lumisay. Wuxuu sheegay in Magaaladii Maraykanka ugu waynayd loo doortay Mayor Shuuci ah. Trump, ayaa horrey u sheegay in uusan dhaqaalle ku taageri doonin hadii uu soo baxo ninka Muslimka ah oo eedaymaha loo jeediyo ay kamid tahay inuu neceb yahay ISRL. Laakin, hada wuxuu sheegay in la taageri doono Magaalada.

Bilyinero badan oo is bahaystay ayaa ka soo horjeeday ninkan, laakin siyaasadisa iyo khudbadaha uu jeediyo ayaa qancisay dadka Newyork.

Soomaalidii ugu horeysay ee Mareykanka loo qaaday waxaa ay ahaayeen QAXOOTI laga qaaday xeryaha qaxootiga ee wadamada de...
06/11/2025

Soomaalidii ugu horeysay ee Mareykanka loo qaaday waxaa ay ahaayeen QAXOOTI laga qaaday xeryaha qaxootiga ee wadamada deriska sanadkii 1990-kii, Sababta loo qaaday waxaa ay ahayd "In Soomaaliya ay burburtay, Dadkuna Qabiil dartii in ay isku dilaayeen". Waxaa qaxootigii la dajiyey Minnesota, Ohio, Washington, Georgia, Iyo Maine. Waxaa ayna ilaa maanta ay yihiin goobaha ay soomaalida ku badan tahay.

Maanta Soomaalida ku sugan mareykanka waa seddex qaybood;

1-Waa qaxootiga asalka 1990
2-Caruurtii qaxootiga ee halka ku dhashay.
3.Siyaabooyin kala duwan dad ku tagay.

35-sano ka hor problem-kii "Dagaalada qabiilka" Ee laga qaaday natiijo isbedel ah weli lagama helin, Way sii laba jibaarmatay uun. Weligaa ma aragtay meel QABIIL KASTO JAALIYAD UU KU HAYSTO πŸ˜‚ Sida asalka waxaa ku filneyd hal Jaaliyad guud oo magaca soomaali ku hadli karta.

35-Sano kadib, Caruurtii Qaxootiga ee weligood aanan SOOMAALIYA iyo Qabyaalad baranin oo xitaa marka looga sheekaynaayo ku wareerayo ayey hadda u muuqataa mirihii qabyaalada in ay ku qaraxday iyaga oo sababta aanan fahmi karin. Jiilka "SAY WALLLAHI" loo yaqaano, Waxaa ay qabyaaladda darteed la kulmeen DULMI aysan fasiri karin xitaa haddii ay isku dayaan in ay fahmaan. 😭😭😭

illahow qawiil iyo qurunka an wado naga tir tir ee mid kali ah maga dhigπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Nairobi
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Reer Run Sheeg posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category