Dayax Hassan

Dayax Hassan Inaad Halkan saaxiib igula noqoto aad ban ugu Faraxsanahay welcome to - FOLLOW PEGGE

saxiibo qiima badan  iyo  jeenyo Astaanta Burco
29/01/2026

saxiibo qiima badan iyo jeenyo Astaanta Burco

Ninkaan wuxuu furay xaaskiisa oo ay mudo 10 sano kabadan is qabeen kadib markii ay masraxa korkiisa ku dhunkatay fanaan ...
29/01/2026

Ninkaan wuxuu furay xaaskiisa oo ay mudo 10 sano kabadan is qabeen kadib markii ay masraxa korkiisa ku dhunkatay fanaan ka heesayay goob xaflad ah.

Muuqaal laga duubay oo baraha bulshada ku faafay ayuuna ninkeedii go'aansaday inuu gabi ahaanteedaba iska furo, gabadhii ayaana markii dambe Tiktok live kasoo gashay ayadoo ooyneyso waxayna sheegtay in nolosheedii dhameyd ay burburisay hal dhunkasho, balse aysan midaas ka shaleynin maadaama ay riyo u aheyd in fanaankaas maalin uun dhunkato.

Waxayba taagantahay riyadeydii waan rumeeyay xitaa hadaan gurigeygii dumiyay. REER BURCO

dad dhulkoda ilaaliyey taarikhdisa   h**e Wa   1948  danbe Wa   2025
29/01/2026

dad dhulkoda ilaaliyey taarikhdisa
h**e Wa 1948
danbe Wa 2025

Ishow Speed iyo Khaby Lame waa labo wiil dhalinayro madow ah, isla markaana muslim ah, waxay kamid yihiin shakhsiyaadka ...
28/01/2026

Ishow Speed iyo Khaby Lame waa labo wiil dhalinayro madow ah, isla markaana muslim ah, waxay kamid yihiin shakhsiyaadka ugu caansan dunida waqtigaan la joogo, sidoo kalana waa milyineero.

Waxaa la yaab leh in Ishow Speed oo hantidiisa iyo magaciisa ku helay hadal badni, halka Khaby Lame uu asigana magac iyo hantiba ka sameeyay aamusnaanta waliba asigoonan hal eray ku hadlin.

Labadooda caksi ayay isku yihiin, balse waxay ku tusineysaa awooda Allaah iyo inuu qofkuu doono si bilaa xisaab ah risqiga ugu furo.

Booliiska magaalada Minneapolis ayaa bilaabay baadhitaan la xidhiidha dhacdo uu ku lug lahaa nin watay walax dareere ah,...
28/01/2026

Booliiska magaalada Minneapolis ayaa bilaabay baadhitaan la xidhiidha dhacdo uu ku lug lahaa nin watay walax dareere ah, kaas oo isku dayay inuu ku buufiyo Xildhibaan Ilhaan Cumar, xilli ay ku jirtay khudbad ay kaga soo horjeeday hay’adda ICE.

Ilhaan Cumar ayaa dhacdada kaddib sheegtay in xaaladdeedu wanaagsan tahay, isla markaana aysan wax dhaawac ah soo gaadhin.

37 Sano Inay U dhaxyso labadan sawir mahad Iyo Jeeni ?Ma Leedahy Saaxiban oo kale Ha dhaafin adigoon ❤️ LOVE saarinin ! ...
27/01/2026

37 Sano Inay U dhaxyso labadan sawir mahad Iyo Jeeni ?

Ma Leedahy Saaxiban oo kale

Ha dhaafin adigoon ❤️ LOVE saarinin !

#

21/01/2026

Ina jabutawi abgaal Wa u so daaq tagila - 🤣🤣🤣

dhamaan saxibadayda  halkan igaga xidho muda badan oo an ka maqana wan  so labtay  sodhawada saxibyaaal
19/01/2026

dhamaan saxibadayda halkan igaga xidho muda badan oo an ka maqana wan so labtay sodhawada saxibyaaal

19/01/2026

hassan shiikh VC madaxweyne ciro -adkaatey 🤣🤣🤣🤣

18/01/2026

Ina jabutaawi oo LA yidhi ciro iyo xasan shiikh kala dooro oo doortey cirro yaab 🤣

16/01/2026

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayax Hassan:

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share