muuse farax

muuse farax farax yabarow �

17/10/2024

Siyasi yiinta murusade......is loading.....

Madaxweynaha Turkiga, Wasiirka arrimaha dibada Hakan Fidan iyo wasiirada Tamarta ee Muqdisho iyo Ankara oo soo sagootiya...
05/10/2024

Madaxweynaha Turkiga, Wasiirka arrimaha dibada Hakan Fidan iyo wasiirada Tamarta ee Muqdisho iyo Ankara oo soo sagootiyay maraakiibta shidaalka iyo gaaska ka baaraya Soomaaliya. Wasiir Abdirisaq ayaa Soomaaliya ku matalay sagootinta markabka. ✅

01/10/2024

Ciyartoyda degmada deyniile 👀 ✅

Ugu danbayn Gen. Asad cismaan waa loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Soomaliyeed. Hambalyo taliye Asad diyaano.
26/09/2024

Ugu danbayn Gen. Asad cismaan waa loo magacaabay taliyaha ciidanka booliska Soomaliyeed.

Hambalyo taliye Asad diyaano.

22/09/2024

Siyaasadda Xasan Sheekh ka leeyahay macaawisleyda dadka afduubeysa waxaa ugu weyn inuu soo qaxiyo Wacayslaha deggan dhulka Murusade ee ka cararay Macaawisleydiisa. Marka waan arkeynaa haddii Ceeldheer iyo Mesegawaay oo hal sano iyo bar ciidan kaliya joogay ay u camirmayaan ✅

Address

104627
Cepogo
1456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when muuse farax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category