Dayib,Giirre DG''

Dayib,Giirre DG'' Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dayib,Giirre DG'', Grocers, Xardhane, Addis Ababa.

26/06/2024

Wakhti inuu cajiib yahay maxbuus
Ciilanbaa garan qima cuudkuleyahay
Sabol caydhabaa garan

Abii Axmed oo ku faanay horumarka Itoobiya ka gaadhayso laxamaynta hubka Ruushka oo ay ku jiraan hubka noocyadiisa kala ...
30/05/2024

Abii Axmed oo ku faanay horumarka Itoobiya ka gaadhayso laxamaynta hubka Ruushka oo ay ku jiraan hubka noocyadiisa kala duwan. Halka daraad Maraykanku keenay Muqdisho hambo gawaadhi Cabdi Bile ah oo runtii uuna ka qaateen hogaan hanleh maadaama ay tahay sharaf dhac.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Ba...
30/05/2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan oo diiradda lagu saaray dib u habeynta qaab-dhismeedka maaliyadeed ee Afrika iyo isbadalka cimilada ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Madaxweynayaasha Afrika, kuwaas oo goobta ku soo bandhigay horumarka iyo caqabadaha ka jiro dalalkooda........

30/05/2024

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto, hadalkaas oo uu Ruto ku sheegay in Soomaaliya ay la wareegi doonto Kooxda AS Sidii ka dhacday Afghanistan haddii laga saaro Ciidamadda Shisheeye xili uu booqasho ku joogo dalka Mareykanka.

Wasiir Dowladdaha Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa hadalkaas ku tilmaamay mid khaldan isaga oo sheegay in Soomaaliya iyo Afghanistan aan la is barbar dhigi karin marka laga hadlayo tallaabadan.

"Dhaqdhaaqaa aad ayuu uga duwan yahay kuwa Afghanistan. Bixitaanka Ciidamada shisheeye ma hor seedi doonaan xaaladaas oo kale, Awooda aan saarno dariiqa gaarka ah ee Soomaaliya u marayso Xasiloonideeda,, ayuu yidhi Cali Balcad.

Dowladda Kenya ayaa u muuqata inay doonayso inay ka faa'iidaysato dalalka Xasaradaha amni daro ka jiraan si Ciidamadda dalkeeda loo geeyo dalalkaas qaab nabad ilaalin ah.

Xigasho Mohamed Salah

Ethiopia is the original home of the coffee (arabica) plant. The two main species of coffee plants both originated in Et...
30/05/2024

Ethiopia is the original home of the coffee (arabica) plant.

The two main species of coffee plants both originated in Ethiopia the highly prized arabica, and the less well thought of robusta.

Coffee is one of the most strategic cash crops contributing to Ethiopia's economy

If we cultivate the land to grow enough crops, humanity will not go hungry. Coffee is the gasoline of life.

☕☕.

Humbo Press-ሁምቦ ፕረስ

27/05/2024

Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?

Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?

Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?

Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh

Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata

Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa

Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .

Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?

Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa

Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala

Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?

Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ، سجين"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ وَمِنَ الْأَرْضِ مِثْلَهُنَّ }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.

Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
عن ابن مسعود قال : " الْجَنَّةُ فِي السَّمَاء
السَّابِعَةِ الْعُلْيَا، وَالنَّارُ فِي الْأَرْضِ السَّابِعَةِ السُّفْلَى"

"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ) المطففين" ، إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ" المطففين"

Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?

Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanad

21/05/2024

Guuguule faaldhigay garan
waa minka ubaxay deedna
Balaha isgoo

Lixdan nin ay usoftiyo ninkaan layli raranaynin ninlabatan wiil iyo ninkaan wali lamananin laalays ninfuliyo ninkii luga...
17/05/2024

Lixdan nin ay usoftiyo ninkaan layli raranaynin ninlabatan wiil iyo ninkaan wali lamananin laalays ninfuliyo ninkii luga kuroraya marhaduu ninaba helayn waxa uulacayo maxan kaga lurmodaa aduun caashaqii dhigaye .erayada
₩₩₩

Hadan gabayga uurkoo bukiyo arami kaakeenin ama olol jacayl iyo kalgacal kugu irbaraynin afka uunbadkaledee tixihu arar ...
17/05/2024

Hadan gabayga uurkoo bukiyo arami kaakeenin ama olol jacayl iyo kalgacal kugu irbaraynin afka uunbadkaledee tixihu arar mayeeshaan
Makhrib wanaagsan walalahay
₩₩₩

13/05/2024
Dulmi waxaan kadhiidhiyin bulshada maan dananida e, dirqi kumahogaansamo dadkiiDonisdheer lihiye Diric wuxuu halyay yaha...
05/05/2024

Dulmi waxaan kadhiidhiyin bulshada maan dananida e, dirqi kumahogaansamo dadkii
Donisdheer lihiye
Diric wuxuu halyay yahay markii laga danbeyaye ee talada haba lala dayee uu duqeed yahaye hamen wanagsan dadkaygii
₩₩₩

Address

Xardhane
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayib,Giirre DG'' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category