Abuukar hassan page

Abuukar hassan page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abuukar hassan page, Grocers, Addis Ababa.

04/03/2026

Dowladda Iiraan ayaa mar kale duqeymo ku bilowday magaalooyinka guumeystaha, gantaalada Iiraan ayaa la waayay wax iska difaaca.

Sidee u aragtaa jabka gaaray guumeystaha?

04/03/2026

weerar ayaa hadda lagubiaaay gantali kubiawday iran maraykanka ayaana fuliyay werarka

04/03/2026

yuhuud way jabaysaa

"Markaad la hadashi dalalka Khaliijka, waxaad ogaanaysa in aan la beegsanayn kaliya saldhigyada Maraykanka. Waxaa la la ...
04/03/2026

"Markaad la hadashi dalalka Khaliijka, waxaad ogaanaysa in aan la beegsanayn kaliya saldhigyada Maraykanka. Waxaa la la beegsaday tamartoodi, kaabayashii, iyo rayidkoodii. Hadii ay sidan ku sii socoto, macquul noqon mayso in ay sii aamusnadan."

Waxaa sidaasi wasiirka arrimaha dibadda Turkiga oo jeediyay khudbad lagu durrayay I!Raan. Walow goobaha Iraan beegsatay uu ka hadlay, hadana ma uusan cambaarayn duqaymihii carruurta badan lagu laayay.

Turkiga ayaa u muuqda dal doonnayo in uu laba Faras midba lug saarto oo uu ku safro.

04/03/2026

iran oo sheegtay 5tii csho e udagalku socday inay dilen 600 oo israil ah

04/03/2026

qax ka biawday mag Dubai

04/03/2026

safiirkii turkyga ujoogay iran oo loo yeedhay

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuukar hassan page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category