Telefishinka Deegaanka Muuriland

Telefishinka Deegaanka Muuriland Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Telefishinka Deegaanka Muuriland, Épicerie, keenya, Kenya.

Gudoomiye isku sheega Gobolka Shabellaha hoose Abdifatah Sayid Ahmed Siidii ayaa Deegaanada Muuri iyo Dhanaane u Magacaa...
25/10/2026

Gudoomiye isku sheega Gobolka Shabellaha hoose Abdifatah Sayid Ahmed Siidii ayaa Deegaanada Muuri iyo Dhanaane u Magacaabay Gudoomiyaal cusub.

Guddoomiyaha degmada Marka ahna duqa magaalada, Cadaane Axmed Diiqow, oo dhawaan ku soo wajahan degmada Marka.
11/10/2026

Guddoomiyaha degmada Marka ahna duqa magaalada, Cadaane Axmed Diiqow, oo dhawaan ku soo wajahan degmada Marka.

05/10/2026

NINKAAS MALEELAH wax qabsado mala waayay

23/09/2026

Awer miyaa awer miyaa ubaxii aan beernoo ilaa shaneenay ewer miyAA

Inkastoo Aan Taageersanahay Maamulkan Cusub ee Koonfur-Bari hadana waa qasab in la isweydiiyo Su'aalahan:1: Biimaal yaa ...
19/09/2026

Inkastoo Aan Taageersanahay Maamulkan Cusub ee Koonfur-Bari hadana waa qasab in la isweydiiyo Su'aalahan:

1: Biimaal yaa kale oo ku raacsan dhisida Maamulkan?

2: Macquul ma tahay in dhammaan degmooyinka Gobalka Sh.hoose marka lagu sii daro Bu'aale, Saakow iyo jamaame ay isku raacan dhisitaanka Maamulkan?

3: Waa maxay Qabaailaadka Dega degmooyinkaas faaidada ugu jirta Maamulkan marka laga reebo Biimaalka Dirta?

4: Haddii Dowladda dhexe ay diido damacaan lagu dhisaayo Koonfur Bari State, waa maxay wax xiga ay sameynayaan Biimaalku Dega Sh.Hoose?

5: Kalsooni intee la'eg ayaa lagu qabaa in uu hirgalaayo Maamulkan?

13/09/2026
13/09/2026

Nimankaan oo lagu kala magacaabo muxudiin yuunboow iyo cali salaad waxay u shaqeeyaan shirkada Waxay caqabad ku yihiin dadweynaha ku dhaqan Degaanka muuri waxay rawaan in ay shacabka muuri canshuuraan oo ay dhuun qabtaan oo biyaha ka gataan ceelka waxaa qoday hay,adda shaqsiyaadkaan cadeystay dhacida xoolaha shacabka in ay ka wan toowaan Hadii ay ka waantoomi waayeen waxay kala kulmi doonaan cawaaqic xumo

17/08/2026

Asxaabey ninkaan yaa yaqaano waxaa la shegaayay. In uuw reer lanbarkontan yahay
Yaa aqoon u leh magaciisa hala soo qoro

Mootooleyda Gobolka Sh/Hoose Ayaa Cabasho ka Ah Taliyaha Qeybta 1aad ee Kumaandooska Gorgor ee Lagu Magacaabo Jareere Wu...
13/08/2026

Mootooleyda Gobolka Sh/Hoose Ayaa Cabasho ka Ah Taliyaha Qeybta 1aad ee Kumaandooska Gorgor ee Lagu Magacaabo Jareere Wuxuu Ku dalacay Dhiiga Dadka Ku dhaqan gobolka Sh Hoose Wuxuu Musuqmaasuq Ku Sameeyay Dhaqaalihii Laagu Talagalay Mootooleyda Laf Dhabarta U Ahaa Dagaalkii Argagaxisada Shabaab Looga Xoreeyay Deegaano Farabadan Badan oo Ka Tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Xiriir Aan la Sameynay Maamulada Deegaanka Ayaa Inoo Sheegay In wax xiriir Ah Aysan kala Dhaxeyn Jareere Sidoo Kalana Sheegay In aysan La Shaqeyn Doonin Maadaama Uu Yahay Shaqsi Tuug Ah Balana aan Laheyn Kuna Dalacay Dhiiga Mootooleyda Gobolka Shabeellada Hoose.

Mootooleyda deegaanka Waxay Dowlada Dhexe Ka Codsanayaan In Jareere Xaqoodii Looga qaado Waxayna Sheegeen In Marnaba Aysan Raali Ka Noqon Doonin In Lagu dalaco dhiigooda.

Jareere Ayaa Yimid Shabeellada Hoose Asigoo laba Xidigle Ah Hadana Waa Gaanshaanle Sare Wuxuuna Ku Gaaray Dhiiga Mootooleyda Gobolka Sh Hoose. Halgankii Mootooleyda Iyo Dhiigoodii Asiga Ayaa Darajo Iyo Xoolo Ka Sameeyay Halkii Lagu Abaalmarin lahaa Mootooleydii Dhiigooda U Daadisay.

Warbxino Dheer Ayaan idin Kasoo wadnaa Hagardaamooyinka Taliye Jareere.

MARKAAD QORAALKAAN AAD SOO QOREYSO ADIGA MAXAA TAHAY NACAMLEEYE OO WACAL EH AA TAHAY

Istaafka taliye madeey iyo Istaafka taliye maxamed shiiq Oo manta ku kulmay beeraha
08/08/2026

Istaafka taliye madeey iyo
Istaafka taliye maxamed shiiq
Oo manta ku kulmay beeraha

Adresse

Keenya
Kenya
WARBAAHINMADAXBANAN

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Telefishinka Deegaanka Muuriland publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager

Catégorie